Maqaallo

Dulmiga iyo Tacadiyada haysta shaqaalaha Kastamka Berbera ee kula Kacayo Maamulaha Kastamka Berbera

0 Visits: 1071 | Wednesday August 20, 2014 - 09:23:48
Maamulaha Kastamka Berbera Maxamed Cabdi Gurxan ayaa baryahan danbe lasoo baxay tacadiyo ka dhan ah shaqaalaha kastamka berbera ka hawlgala kuwaasi oo uu inta badan ku sameeyo shaqo joojin joogto ah iyo amar ku taagleyn awood dawladnimo iyo masuuliyada uu hayo

Read More »

Burao Public Library iyo Naadiga Halkaraan WQ: Mustafe Shaybe

0 Visits: 1388 | Tuesday August 19, 2014 - 10:04:26
Wakhti waliba waayihiisa iyois badalkiisa ayuu lee yahay , Aadamuhuna maalinba Talaabo ayuu Hore u qadayaa oo waxa uu ku sii siqayaa dhanka Horumarka.

Read More »

Dalkii maanigaa ku hadhay !!!!!! Qalinkii: Jamaal Cabdiraxmaan Bullaale

0 Visits: 1845 | Monday August 18, 2014 - 16:11:50
Waa ayaamo isu kaa dhiibaya. Waa toddobaado jimcayaal keliya ku suntan. Waa sannado soconaya. Waa adduun aan waxba la inaga waydiinayn. Waa arrimo la wada jecelyahay se waayuhu diiday.

Read More »

Tani Maaha Shaqadaydii.!W/Q Khadar Nuux Yoonis‏

0 Visits: 1263 | Saturday August 16, 2014 - 15:30:39
Waxa meesha ka buuxa dhalinyaro faro badan,wax shaqo ah ma hayaan maalin walba sidii ay u lehi lahaayeen ayay xafiisyada u buuxiyeen iyo goobaha shirkadaha u buuxiyeen

Read More »

Munaasibad la isku Arkay oo Maayer Ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa Gabadh ugu fadhiistay+Sawiro

0 Visits: 2276 | Saturday August 16, 2014 - 08:53:06
Munaasibad ay inta badan Labeenta Bulshada Somaliland, gaar ahaan Hargeysa iyo Qurbo-joogga ku sugan laftooda, koobsatay oo ahayd Xaflad Meher, ayaa Marwada ay is-calmadeen loogu meheriyey Maayer Ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa, kaasoo uu garab-fadhiyey Duqa Caasimaddu.

Read More »

Meherkii Qarniga oo Maanta ka dhacay Hargysa iyo Weriy Cabdirashiid Caynte oo loo Guuriyey Marwadiisa Yasmin adan jama

0 Visits: 2418 | Wednesday August 13, 2014 - 00:46:14
Waxaa Maanta Hotel MAANSOOR ee Magaalada Hargaysa Meherkoodu ka Dhacay Boqorka iyo Boqorada Lamaanaha Idil gayaankood iska doortay Suxufi C/rashiid Ismaciil Cabdi (Caynte) iyo Yaasmiin Aadan Jaamac

Read More »

Haddii Aanad Ahayn Qoraa u Faa'iideeya Dadka kale Noqo Akhriste u Faa'iideeya Naftiisa

0 Visits: 1703 | Wednesday August 13, 2014 - 00:10:50
Beri ayaa waxaa jiray laba nin, oo socoto ahaa, labadii nin waxa ay ku soo beegmeen meel cidla ciirsi la ah, waxa ay lugaynaayeen muddo aad u dheer iyaga oo aan arag meel la deggan yahay muddo, ayaa waxaa ay la kulmeen oo ay ku soo beegmeen reer meel cidla ah kiligii yaala.

Read More »

Ha dayicin Ubadka Qalinkii Nimco Baashe Cabdi

0 Visits: 1258 | Tuesday August 12, 2014 - 14:17:39
Marka laga hadlaayo ubadka ama carruurta, maaha in laga hadlaayo wax sahlan waayo, ubadku waa qaali, waana hadyad uu illahay ku siiyo,

Read More »

Hambalyo Arooska Cabdishakur Ibrahin Jamac Geljire iyo Marwadiisa Qadan Haybe Xirsi Cajab

0 Visits: 5324 | Tuesday August 12, 2014 - 13:59:15
Dhammaan Dadkan Hoos ku xusan iyo kuwo kale oo an halkan lagu soo koobi karin waxaytahniyad aroos iyo duco ba u dirayaan Lammaanaha Cabdishakur Ibrahin Jamac Geljire iyo Marwadiisa Qadan Haybe Xirsi Cajab oo Xalay Arooskoodu ka dhacay Hotel City palaza ee magaalada Burco. Guddomiyaha Shebekedda Caalamiga…

Read More »

Airportka Magalada Burco Maxa Loo Dhamayn Waayay Ee Loo Xistiyay Waa Casimadii Labade Dalkee By Jaliyadaha G/Togdheer Ee Skandenavianka

0 Visits: 943 | Sunday August 10, 2014 - 15:00:10
Marka Hore Waxaan Salaamaya Dhamaanba Saxaafada Xorta Ah Ee Dhex Dhexaadka Ah Iyo Shacabka Qaaliga Ah

Read More »

HALISTA CUDURKA EBOLA IYO WARMOOGANANTA SHACABKA SOMAALLAID

0 Visits: 1178 | Sunday August 10, 2014 - 14:47:11
Cudurka Ebola waa cudur khatar badan kuhaya caalamaka sanadadan ugu dambeeyey,khaasatan wadamada Africa oo uu faro ba'an uu ku hayo.

Read More »

BURCO BARBAARTU INAY KA HAAJIRAAN AYAY KU CAAN BAXDEE HANTIILAYASHINA MA HAAJIREEN?

0 Visits: 1172 | Sunday August 10, 2014 - 14:42:36
Maqaalkaygan aan qalinka u qaatay waxa uu ka mid yahay maqaalada fara kutiriska ah ee ku qoran buugayga aan ku kaydiyo maqalada iyo fikirada.

Read More »

TACSI Ku Socota Ehelada Marxuum Hargeysa Lagu Aasay

0 Visits: 2827 | Saturday August 09, 2014 - 23:47:19
Dhammaan Dadkasi Waaxay Tacsi U Diraayan Alle Haa U Naxaristee,Marxuum Maxamed Cali Sayiiq,

Read More »

Qiimaha akhriska WQ: Bashiir Raacdeeye

0 Visits: 2338 | Saturday August 09, 2014 - 23:45:50
Akhris la'aan sidee loo noolaan lahaa? Buug la'aan akhristuhu siduu u noolaan lahaa? Qoraa la'aan buugaag ma la heli laaha?

Read More »

Somaliland: Qaran Ka Arradan Wax Soo Saarka Beeraha – W/Q: Cabdiqaadir Askar

0 Visits: 1198 | Saturday August 09, 2014 - 23:44:12
Ummadi waxay wax ku noqotaa wax soo saarka waddankeeda, Haddaba wadankeen Somaliland waa wadan dhulkiisu dihanyahay hadii ay noqonlahayd macdanta ku duugan .

Read More »

HANBALYO YAASIIN HAYBE BILE IYO MURWO.SAADO SICIID NUUR

0 Visits: 1238 | Saturday August 09, 2014 - 23:40:18
Hanbalyo maher maxamed jamac muse ,ahmed xuseen farax, shamsadiin maxamed axmed , ali muumin hiraabe

Read More »

Hambalyo Meherka Cabdirahman Faarax Cabdi Iyo Raxma Xasan Bille

0 Visits: 1555 | Wednesday August 06, 2014 - 12:15:26
Cabdi Yaasiin Yool Wuxuu Hambalyo U Dirayaa Cabdirahman Faarax Cabdi Iyo Raxma Xasan Bille Oo Maherkoodu Ka Dhacay Hotel Deero ,Ee Magaaladda Burco . Waxaanu Alle Uga Baryayaa Inuu Ka Dhigo Reerkii Lagu Nasto Ee Lagu Nagaado. Aaaaaamiiin.Aaaamiiin....Aaaaaamiiin

Read More »

Hambalyo Arooska Liban Ismeal Mah,ud iyo Marwadiisa Marwo Koos Abdi Mooge

0 Visits: 1565 | Monday August 04, 2014 - 17:19:31
Mudane, Suxufi C/salaan Cumar jeex Abuhureyra, Haldoor Barkhad Jama Hirsi, Aqoonyahan Najax Max,ed Sa,ed

Read More »

XAASKAYGII HORE: Qaybtii1aad .......Qalinkii c/qani maxamed xuseen(mandela )

0 Visits: 1859 | Monday August 04, 2014 - 11:02:31
markaan is guursanay gabadhaan aduunyada ugu jeclaa waxan wada dagnay guri ku yaala xaafada axmed guray waxanu in badan wada guranay midhihii

Read More »

Hambalyo Arooska Cabdicasis Cabdilahi Xaji Xasan iyo Marwadiisa Hawa Husen Jama

0 Visits: 1851 | Monday August 04, 2014 - 10:11:07
Dhammaan Reer Cabdilahi Xaji Xasan, Dhamman Reer Cali Xaji Xasan, Dhammaan Reer ibrahin Xaji Xasan, iyo Dhamaanba Reer Xaji Xasan Maxamud meel kasta oo ay joogaan Waxay Tahniyad Aroos u dirayaan Lammaanaha Aqalgalkoodu Habenkii 2aad ee Ciidka ka dhacay Magaalada Burco gaar ahaan Hotel City Palaza Waa…

Read More »