0 Visits: 1039 |
Saturday August 02, 2014 - 12:50:08
Sida aad ka dhadhansan karto Cinwaanka Maqaalkaygan, waxaan si buuxda u aaminsanahay in Xukuumadda M/weyne Axmed Silaanyo ay ku dhiirratay arrimo iyo tallaabooyin badan oo hore loogu dhici waayey
0 Visits: 1130 |
Thursday July 31, 2014 - 18:53:55
Aan salaamo dhamaan akhristayaasha oo aan idhaahdo ramadaan karim, kuna soo dhaweeyo mid kamid ah qoraaladayda ku saabsan Habdhaqanka wanaagsan ee dadkeena,
0 Visits: 1873 |
Thursday July 31, 2014 - 18:05:20
Sunnaha noloshu waa dadaal qofeedka oo Laga dhabeeyo,hiigsigana lagu daro fikir iyo fiiro dheer, niyad jabkuna waa guuldarada koowaad, ku xidhinaashaha Eebbe ayaa fure u ah guusha,
0 Visits: 1200 |
Thursday July 31, 2014 - 09:00:52
Kor buu u eegayaa geedka wayn ee sogsogta ah. Beerta reer Dhabbohaye, geed sidan u wayn lagama soo heli karo. Geedkani sooyaal badan buu ku leeyahay reer Dhabbohaye.
Waa maqaal si xidhiidh ah ugu soo baxa saxaafadda madaxa-banaan oo ku Saabsan xaquuqda ula sinnaanta iyo ka qaybgalka horumarka iyo siyaasadda Dalka ee beelaha la hayb-sooco, waxa soo diyaariyey Ururka Codka Haweenka Beelaha la Hayb-Sooco (VOSOMWO), waxaana taageeray NED.
Meherkii Qarniga ayaa shalay oo Ciid ahayd ka dhacay Hotel City Palaza ee Magaalada Burco, Waxan Goobta Soo Camiray, Waayeel, Waxgarad, Masuliyiin, Culimo awdiin iyo Dhalinyaro ka kala timi Gobolo iyo Degmooyin kala duwan oo Dalka ah.