Maqaallo

Hambalyo Meherka Cabdishakur ibraahin jaamac iyo Marwadiisa Qadan Haybe Xirsi Cajab

0 Visits: 1609 | Wednesday July 16, 2014 - 16:27:54
Dhammaan Dhalinyarada Ururada Bulshada, kuwa Dugsiyada, Ardayda Jamacadaha Gollis , Addis iyo Burco, Ganacsatada, iyo ehelada labada dhinac waxay hambalyo, tahniyad iyo duco ba u dirayaan Meherka

Read More »

Jimcale Abdilahi Jamac (Cawke) oo loo magacaabay xidhiidhiyaha Gudoomiyaha Golaha Degaanka iyo Dhalinyarada Degmada Berbera.

0 Visits: 1144 | Wednesday July 16, 2014 - 09:40:21
Jimcaale oo kamid ah dhallinyarada Somaliland oo ugu firfircoon uguna waxqabadka Badan Xaga Arrimaha Bulshada

Read More »

Madaxweyne Hal an tebaya jira WQ: Liban Ismail Abdilahi

0 Visits: 1233 | Sunday July 13, 2014 - 18:11:15
waa bil ramadaan oo ay waajib tahay in camal kasta cibaadad laga horaysiiyo waxase aan qalinka u qaatay arin iila muuqatay inaan iftiimiyo.

Read More »

Maanso ku saabsan Dagaalada iyo Gummaadka ka socda QAZA By: Abwan Dahir Suldaan

0 Visits: 1960 | Sunday July 13, 2014 - 08:33:10
¤QOOMKII FALASTIIN Dhibka helay ¤Qaziyo Urugada Halkaa Taal ¤Laftayda Qalbigu Is hayn waa ¤Qacbaana Ka siiyay Xoogaa

Read More »

Dhirtu Waa Nuxurka Nolosha Qalinkii: – Amaal Gilin Mohamoud

0 Visits: 2760 | Saturday July 12, 2014 - 18:08:59
Waxyaabaha uu ilaahay sida gaarka ah inoogu manaystay ayaa waxa ka mid ah Dhirteena dabiiciga ah, taasi oo nolosha bini aadamka & tan xooluhuba aad ugu tiirsan yihiin,

Read More »

Hambalyo Meherka Eng Axmed Faarax Bille iyo Marwadiisa Saynab Cali Cismaan X. Jama

0 Visits: 1402 | Saturday July 12, 2014 - 17:57:57
Dhamaan Ehel Asxaab, Waxay Hanbalyo Meher Wacan u Dirayaan Labaanah Iscalmaday Calafkuna Isku Daray,

Read More »

Cajiib??!!Cajiib?Magaalada Burco,waxaa ku sii badanaya ,Maqaaxiyaha laguQayilo,Waxana Sii Dabar Go-aaya Malcaamadihii Quraanka iyo cida Eedaleh?bal eeg cidaytahay?Qabtii-2aad.Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara).

0 Visits: 1277 | Friday July 11, 2014 - 18:03:48
Aduunyadan ay ku noolnahay Qof-walba Qaran walba ,Qiima kasta waxa uu ku leeyahay ,In la ilaashado,Diintiisa,lkn,inagu,waa Dabar go,aynaa.hadi….

Read More »

KU NAAXI IIMAANKAAGA ARIMAHAN!‏

0 Visits: 932 | Friday July 11, 2014 - 17:44:27
mahad oo dhan Illaahay ayaa leh nabad gelyo iyo naxariisina Rasuulkeena korkiisa ha ahaato.

Read More »

Daraasad-Cusub:-Saddex Qodob Oo Samalidu Ku Wacnayd Oo Xiligan Gebi ahaanba Bur-Buray,Miyaad Garanaysaa,sababta Bal Eeg,Oo jawab ka bixi? Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara).

0 Visits: 1061 | Friday July 11, 2014 - 17:29:19
Dhalinyaro,Wayeel / Ciroole,Caruur-waxaad maanka,maskaxda ,ku haysaan in Aduunyadan aynu ku noolnahay Qof-walba Qaran walba ,Qiima kasta waxa uu ku leeyahay

Read More »

Naadiga somaliland pen oo tacsi u diraya qalinleyda iyo hal-abuurka soomaaliyeed‏

0 Visits: 986 | Friday July 11, 2014 - 14:45:44
Aniga ah oo Siciid Maxamuud Gahayr kuna hadlaya magaca guddoonka, xubnaha iyo guddiga fulinta ee Somaliland Pen: Naadiga Qalinleyda iyo ..

Read More »

Meherkii Qarniga iyo Saaka, Boqorka Axmed Xiis Cabdi (Ducaysane) iyo Marwadiisa Nimco Cabdi Maxamud + Daawo Heesta an u so xulnay Lammaanaha

0 Visits: 2742 | Friday July 11, 2014 - 13:45:48
Meherkii Qarniga oo saaka ka Dahacay Hotel City Palaza la iskuna siiyey Lammanaha is calmaday Waa Boqorka Axmed Xiis Cabdi Ducaysane Hiis Abdi iyo Marwadiisa Nimco Cabdi Maxamud waxa ka soo qaybgalay Kana hadlay oo kelmado Duco iyo waano ba isugu jirtay ka so jediyey Odayaal ka kala socday Labada…

Read More »

Waa kuma hogaamiyihii ugu wanaagsan ee somaliland soo mara?boqor faysal cismaan

0 Visits: 1097 | Thursday July 10, 2014 - 10:41:21
Dadka reer Somaliland ma haystaan hogaamiye wanaagsan? hore ma u soo maray? mase higsanayaan?

Read More »

Dallada Sonyo Oo Gobolada Togdheer Iyo Saraar Qalab Ciyaareed Soo Gaadhsiisay Wakhti Ciyow Baa Ka Baryey , Hadii Togdheer Iyo Saraar Loo Hadlay Yaa U Hadlaaya Goboladii Kale Ee Somaliland Sida Buuhooodle Iyo Badhan‏

0 Visits: 1403 | Wednesday July 09, 2014 - 14:49:12
Dallada ay ku bahoobeen 54-Urur ee lagu magacaabo SONYO se iyadu isu aqoonsan inay tahay Dallada Dhalinyarada Somaliland ee heer qaran ayaa ku fashilantay waxqabadkeeedii,

Read More »

4 Sano kaddib: Xukuumad la timid Horumar muuqda iyo Himilo toosan‏

0 Visits: 1093 | Wednesday July 09, 2014 - 14:34:29
Dadka wax dhalliilaya waxa looga fadhiyaa inay la yimaadaan aragti iyo fikir siyaasadeed oo ku salaysan wax toosin iyo wax dhisid, balse aan ahayn wax dumin. Waxa looga fadhiyaa inay la yimaadaan aragti iyo fikir siyaasadeed oo aan ahayn wax-iska-dheh balse ku salaysan xaqa iyo runta oo loo hiiliyo…

Read More »

Dhacdo Cajiib ah: Ma xusuusataa macalinkaagii dugsiga.

0 Visits: 1439 | Tuesday July 08, 2014 - 20:32:09
Arday xaflad soo dhawayn ah u samaysay maclinkoodii Tarbiyada Islaamka ee Dugsiga Sarre 5 sano ka hor.

Read More »

Cajiib??:!!!Magaalada Burco,waxaa ku sii badanaya ,Maqaaxiyaha lagu Qayilo,Waxana Sii Dabar Go-aaya Malcaamadihii Quraanka,Bal Eeg Sababta?MukhtaarMahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)0634431347.

0 Visits: 1030 | Tuesday July 08, 2014 - 18:05:19
Waxaan Salaamaya Ummada islaamka ,iyo ummada afka soomliga ku hadashaba,,intaa ka dib waxaan aad ula yaabay ,mudana aan baadh-baadhayaay Qof aan kala sheekaysto ,Qisadan Cajiibkaa,oo runtii

Read More »

Doorka Waalidka iyo Waxbarashada Caruuta WQ: Yacquub Abdilaahi Omar

0 Visits: 1426 | Sunday July 06, 2014 - 12:25:39
Maqaalkan waxaan ku soo qaadan doonaa kaalinta waalidka ee waxbarashada caruurta iyo qodob muhiim ah oo ku sahabsan doorka waalidka ee ubadka .

Read More »

Isbarbar Dhiga Sadexda Xisbi Qaranka Ee Somaliland Iyo Xisbiga Ku Guulaysan Doona Doorashada Soo Socota Ee ka Dhici Doonta Dalka Dimuqraadigaa Ee Somaliland.

0 Visits: 1121 | Sunday July 06, 2014 - 05:50:07
Isbarbar Dhiga Sadexda Xisbi Qaranka Ee Somaliland Iyo Xisbiga Ku Guulaysan Doona Doorashada Soo Socota Ee ka Dhici Doonta Dalka Dimuqraadigaa Ee Somaliland.

Read More »

FADLIGA BISHA RAMADAN.WQ:AHMED RASHEED.

0 Visits: 1207 | Friday July 04, 2014 - 17:22:07
Illaahay ayaa mahadleh, Illaahay koriyay ee u wanaag falay ee abuuray biyaha iyo ciida, illaaha shay kasta abuuray ee indhihiisa aanay ka qarsoonayn

Read More »

Daraasad Ku Saabsan Dhalinyarada WQ: Mukhtaar Mahamed Jama (M.Nadaara)

0 Visits: 1266 | Friday July 04, 2014 - 14:56:34
Daraasad Cusub: Lixda Qodob Ee Dhalinyarada Ugu Samaynta badan 3 Sano Ee Ugu Dambeeyaay iyo Mooganaanta Dhalinta…Bal iska Eeg inaad leedahay.

Read More »