Wararka

Berbera: Daawo Xuska Maalinta Haweenka oo si weyn looga Xusay Goboka Saaxil

0 Visits: 491 | Thursday March 08, 2018 - 17:19:05
Xuska Maalinta Haweenka Adduunka oo si weyn looga Xusay Goboka Saaxil

Read More »

Hargeysa Daawo Munaasibada Xuska Maalinta Haweenka Adduunka Oo Laga Xusay Hargaysa Iyo Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ka Qayb Galay+sawiro

0 Visits: 721 | Thursday March 08, 2018 - 17:13:13
DAAWO: Munaasibada Xuska Maalinta Haweenka Adduunka Oo Laga Xusay Hargaysa Iyo Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ka Qayb Galay

Read More »

Berbera: Daawo Muuqaal:Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Dayactir Ku Samaynaysa Dooxa Kala Jaba Iyo Baaqa Maayarka

0 Visits: 595 | Thursday March 08, 2018 - 17:09:01
Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Dayactir Ku Samaynaysa Dooxa Kala Jab Iyo Baaqa Maayarka

Read More »

Hargeysa: Daawo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka hadlay Masuuliyinta Xabsiga Loo Taxaabay

0 Visits: 450 | Thursday March 08, 2018 - 16:01:48
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka hadlay Masuuliyinta Xabsiga Loo Taxaabay

Read More »

Gebilay: Daawo Badhasaab Ramaax oo Oo Si Adag U Dhaliilay Culimo Uu Sheegay Inay Ka Hor Yimaadeen Maalinta Haweenka Adduunka

0 Visits: 498 | Thursday March 08, 2018 - 15:58:09
Guddoomiyaha gobolka Gabiley Maxamuud Saleebaan Ramaax ayaa ka hadlay wadaado uu sheegay inay ka hor yimaadeen maalinta haweenka.

Read More »

Burco: Daawo Xuska Maalinta Haweenka Adduunka oo Si weyn looga Xusay Burco

0 Visits: 584 | Thursday March 08, 2018 - 15:56:16
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenweynaha Adduunka Ayaa manta si Ballaadhan looga Xusay Magaalada Burco,

Read More »

Hargeysa: Daawo Madaxweyne Muse Biixi oo Si Adag Ugu Jawaabay Dowlada Somalia Digniina Culus Iyo Hanjabaad Dagaal'ba u Diray

0 Visits: 528 | Thursday March 08, 2018 - 15:51:51
Madaxweyne Muse Biixi oo Si Adag Ugu Jawaabay Dowlada Somalia Digniina Culus Iyo Hanjabaad Dagaal'ba u Diray

Read More »

Hargeysa:Wasiirka Warfaafinta oo Digniin iyo Awaamiir Dul Dhigay Shaqaalaha Wasaaraddiisa iyo Nuxurka Wareegto uu Soo Saaray Saaka

0 Visits: 956 | Thursday March 08, 2018 - 15:49:18
Shaqaalaha wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa laga mamnuucay inay isticmaalaan warbaahinta madaxa-banaan.

Read More »

Hargeysa: Daawo Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo ka qaybgalay kulan lagu gorfaynayey Miisaaniyadda Qaranka Oo Lagu Qabtay Jaamacadda Hargeysa

0 Visits: 479 | Thursday March 08, 2018 - 15:44:39
Hoolka Jaamacadda Hargeysa ayaa lagu qabtay kulan lagu lafo gurayay miisaaniyadda qaranka ee sannadkan.

Read More »

Hargeysa:Madaxweynaha Somaliland oo Xabsiga Dhigay Masuliyiin lagu Eedeeyey Musuqmaasuq

0 Visits: 801 | Thursday March 08, 2018 - 15:42:40
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa amar ku bixiyay in xabsiga loo taxaabo saddex masuul oo ka tirsan xukuumaddiisa oo lagu eedeeyay inay ku kaceen musuq-maasuq.

Read More »

"Adeer Berbera Anagaa Leh Farmaajo Iyo Khayrena Muqdishaanay Ka Talin…"Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 613 | Thursday March 08, 2018 - 15:38:40
Iyada oo ay wali sii socdaan dagaalka borobagaandaha ah ee warbaahinta Soomaaliya ku hayaan Somaliland kadib heshiiskii

Read More »

Hargeysa: Daawo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Dhaliilay Saamiga Uu Madaxweynuhu Xukuumada Ka Siiyey Sool Iyo Sanaag Bari

0 Visits: 814 | Thursday March 08, 2018 - 15:29:40
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku tilmaamay mid uu qawadsan yahay marka laga eego saamiga uu siiyay beelaha darafyada gaar ahaan Bariga Somaliland.

Read More »

Hargeysa:Dawladda Somaliland Oo Shaacisay inay Dib Uga Fiirsanayso Wadahadalkii Somalia.

0 Visits: 745 | Thursday March 08, 2018 - 15:25:44
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire waxa uu sheegay in dawladda Somaliland dib uga fiirsanayso wada hadallada Soomaaliya ay kula jirto

Read More »

Hargeisa:- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Maareeyaha Wadooyinka Oo Dagaal Gacanta Iskula Tagay Iyo Madaxtooyadda Oo Looga Yeedhay + Arimaha Ay Isku Hayaan.

0 Visits: 588 | Thursday March 08, 2018 - 12:38:56
Hargeisa:- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Maareeyaha Wadooyinka Oo Dagaal Gacanta Iskula Tagay Iyo Madaxtooyadda Oo Looga Yeedhay + Arimaha Ay Isku Hayaan.

Read More »

Muqdisho:- 13 Dhalinyaro Maxaabiis laga keenay dalka Libya oo Muqdisho la soo gaarsiiyay.

0 Visits: 542 | Thursday March 08, 2018 - 08:44:59
Muqdisho:- 13 Dhalinyaro Maxaabiis laga keenay dalka Libya oo Muqdisho la soo gaarsiiyay.

Read More »

Maraykanaka:- Xoghayaha arrimmaha dibadda ee Mareykanka oo gaaray Itoobiya.

0 Visits: 514 | Thursday March 08, 2018 - 08:44:59
Maraykanaka:- Xoghayaha arrimmaha dibadda ee Mareykanka oo gaaray Itoobiya.

Read More »

Ethiopia:- Xisbiga Haya Talada Dalka Itoobiya Oo Ku Dhawaaqay 11-ka March Inay Dooran Doonaan Ra'iisul Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya.

0 Visits: 597 | Thursday March 08, 2018 - 08:44:59
Ethiopia:- Xisbiga Haya Talada Dalka Itoobiya Oo Ku Dhawaaqay 11-ka March Inay Dooran Doonaan Ra'iisul Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya.

Read More »

Kenya:- Masaabiir ayay ka billowday ganacsi, maantana waa milyan-dheer.

0 Visits: 709 | Thursday March 08, 2018 - 08:37:02
Kenya:-Masaabiir ayay ka billowday ganacsi, maantana waa milyan-dheer

Read More »

Somalia:- Wasiiru Dowlihii Amniga koonfur Galbeed iyo Xildhibaan ka tirsanaa Hirshabeelle oo ku dhintay Qarax ka dhacay Agagaarka Bali-doogle.

0 Visits: 527 | Thursday March 08, 2018 - 08:37:02
Somalia:- Wasiiru Dowlihii Amniga koonfur Galbeed iyo Xildhibaan ka tirsanaa Hirshabeelle oo ku dhintay Qarax ka dhacay Agagaarka Bali-doogle.

Read More »

Hindiya:- Atoore Sanjay Dutt oo diiday dhaxal ay uga dhimatay haweenay taageere u ah.

0 Visits: 656 | Thursday March 08, 2018 - 08:37:02
Hindiya:- Atoore Sanjay Dutt oo diiday dhaxal ay uga dhimatay haweenay taageere u ah.

Read More »