Ciidanka Qaranka Oo Si Buuxda Ula Wareegay Gacan Ku Haynta Deegaanka TALEEX

0
Tuesday April 15, 2014 - 16:00:07 in by Super Admin
  • Visits: 1390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Qaranka Oo Si Buuxda Ula Wareegay Gacan Ku Haynta Deegaanka TALEEX

    Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa si buuxda ula Wareegay Degmada Taleex oo ka tirsan Gobolka Buuhoodle ee Bariga Somaliland ,deegaankaasi ayaa waxaa baryahanba ka taagnaa Dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay wadeen Maamulka Puntlnad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa si buuxda ula Wareegay Degmada Taleex oo ka tirsan Gobolka Buuhoodle ee Bariga Somaliland ,deegaankaasi ayaa waxaa baryahanba ka taagnaa Dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay wadeen Maamulka Puntlnad.

Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa si buuxda ula Wareegay Degmada Taleex oo ka tirsan Gobolka Buuhoodle ee  Bariga Somaliland ,deegaankaasi ayaa waxaa baryahanba ka taagnaa Dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay wadeen Maamulka Puntlnad.


Ciidanka qaranka Somaliland iyo kooxda Khaatumo  ayaa dagaal koobani ku dhex maray Deegaanka Taleex oo aakhirkii Ciidanka Qaranku la wareegay

galitaanka Ciidanka Qaranka ee Deegaanka Taleex ayaan ilaa hada wax khasaare ah laga soo sheegin, waxana Ciidanka Qaranka Somaliland ku sugan yihiin Gudaha Magaalada Taleex.

Maalmihii u danbeeyey Waxa magaalada Taleex Diyaarad ku imanayey marna ka dhoofayey Xubno uu ka mid aha Axmed Karaash oo ahaa Hogaamiyihii Khaatumo, kaaso ay wehelinayeen wefti ka so raacay Muqdisho, waxa sido kale hore u yimi degaankaas madaxweyne ku xigenki hore ee Puntland, lama oga illaa imi nka in ciidanka qaranku ku sii sugnaan doono halkaas iyo in dib looga saari doono




Afkashacabka.com

Burco  /Office

Contact@afkashacabka.com