Guddiga Bilic wanaaga Dawladda Hoose oo Markii u horeysay Amar Dul Dhigay Geerashyada Bilicda ka xumeeya Laamiyada Hawlbowlaha ah ee Burco

0
Wednesday April 16, 2014 - 10:05:32 in by Super Admin
  • Visits: 1010
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Bilic wanaaga Dawladda Hoose oo Markii u horeysay Amar Dul Dhigay Geerashyada Bilicda ka xumeeya Laamiyada Hawlbowlaha ah ee Burco

    Gudiga Billic wanaaga Dawlada hoose ee Degmada Burco ayaa soo saaray Bayaan Ka Dhan ah Geerashyada Deggen Hareeraha Laamiyada iyo xafadaha Burco iyo Badhtamaha Suuqa ee Xidhay Waddooyinka Bilicdana ka xumaynaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudiga Billic wanaaga Dawlada hoose ee Degmada Burco ayaa soo saaray Bayaan Ka Dhan ah Geerashyada Deggen Hareeraha Laamiyada iyo xafadaha Burco iyo Badhtamaha Suuqa ee Xidhay Waddooyinka Bilicdana ka xumaynaya

Gudiga Billic wanaaga Dawlada hoose ee Degmada Burco ayaa soo saaray baaq ku aadan Geerashlayda Magaalada Burco inay ka baxaan Gudaha Magaalada mudo kooban oo ku siman laba todobaad islamarkaana ay u guraan meel ku haboon oo ka baxsan magalada si kor loogu qaado Bilicda Magaalada Burco.

Qoralkaan kooban oo ay soo gaadhsiiyeen Warbaahinta Afkashacabka ayey ku sheegeen in dalwada hoose ee burco ay ku hawlan tahay sidii ay bilida magaalada burco kor u qaadi lahaayeen soona celinayaan bilicdii magaalada burco, qoraalkan ayaa u dhignaa sidan:









Afkashacabka.com

Burco /Office

Contact@afkashacabka.com