Buuhoodle: Nin Dilay Xaaskiisii Iyo Carruur Ay U Haysay iyo Nin ku Dhaawacmay rasaas gacan ku dhiiglahi ku furay

0
Saturday May 10, 2014 - 20:34:57 in by Super Admin
  • Visits: 707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Buuhoodle: Nin Dilay Xaaskiisii Iyo Carruur Ay U Haysay iyo Nin ku Dhaawacmay rasaas gacan ku dhiiglahi ku furay

    Nin Hubaysan, ayaa saaka Magaalada Buuhoodle ku dilay Xaaskiisii iyo Laba Carruur ah oo uu dhalay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin Hubaysan, ayaa saaka Magaalada Buuhoodle ku dilay Xaaskiisii iyo Laba Carruur ah oo uu dhalay.


Ninkan ayaa sidoo kale rasaas uu ku furay qoyskiisa ku dhawaacay nin kale oo ka mid ahaa dad u soo gurmaday xaaska iyo carruurta uu laayey, waxaana lagu soo waramayaa in ninkani wakhtiga uu rasaasta furay oo ahayd subaxdii hore ee saaka uu aanu Miyir ahaan fayoobayn, loona maleynayo inuu cabsanaa.


Lama oga in la qabtay gacan ku dhiiglaha falkan naxariis darada ah geystay, hasa-yeeshee ninka dhaawacu soo gaadhay ayaa loo qaaday Magaalada Burco, si xaaladdiisa caafimaad loogula tacaalo Cisbitaalka guud.





Afkashacabka.com

Burco  /Office

Contact@afkashacabka.com