Daawo:Sababta Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Duulista Xilka Looga Qaaday Iyo Xog Ku Duugan
Borame(AFKA)Wasiirka Wasaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Goob U Fadhiyo Madaxweyne Siilanyo Shaaca Kaga Qaaday In Aan La Dhisidooniin Garonka Diyaarada Borame Taasi Ayaa Sabab U noqotay In Xilkii Maanta Lag Qaaado Oo Madaxweynaha Somaliland Oo Munaasibadaasi Kaga Biyo Diiday Hadalkiisa Isha Ku Hay Afkashacabka Xogaha Dahson Xukumada Wasiirada Laga Caydhiyey Qaar Kamdia Golaha Wasiirada
Daawo:Sababta Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Duulista Xilka Looga Qaaday Iyo Xog Ku Duugan
Borame(AFKA)Wasiirka Wasaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Goob U Fadhiyo Madaxweyne Siilanyo Shaaca Kaga Qaaday In Aan La Dhisidooniin Garonka Diyaarada Borame Taasi Ayaa Sabab U noqotay In Xilkii Maanta Lag Qaaado Oo Madaxweynaha Somaliland O