Daawo: Wiilkii Yaraa Ee Soomaliga Ahaa Taayirka Diyaarada Hoosteeda Galay Ayaa Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Sababtii Ku Kaliftay Inuu Galo Meel Nooluhu Ka Caagan Yahay Oo Naftiisa Dili Gaadhay

0
Saturday June 21, 2014 - 09:54:13 in by Super Admin
  • Visits: 1495
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo: Wiilkii Yaraa Ee Soomaliga Ahaa Taayirka Diyaarada Hoosteeda Galay Ayaa Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Sababtii Ku Kaliftay Inuu Galo Meel Nooluhu Ka Caagan Yahay Oo Naftiisa Dili Gaadhay

    Wiil kii yaraa ee diyaarada taayir keeda hoos galay ayaa markii ugu horaysay hadlay waxaanu qirtay in ay ahayd meel aad u khatar ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiil kii yaraa ee diyaarada taayir keeda hoos galay ayaa markii ugu horaysay hadlay waxaanu qirtay in ay ahayd meel aad u khatar ah  oo uu ku dhiman karaayay waxaa uu sameeyay oo aan hore lo arkin qof bini aadam ad oo ka horeeyay isaga oo diyaarad hawada duulaysa gala taayirkeeda hoostiisa".

Su'aashii ugu horeesay ee la waydiiyay ayaa hayd ma rumaysan tahay inaad ka badbaaday safarkaa khatarta naftaada ku ahaa ee aad gashay?

J:Waxaanu sheegay inay tahay wax aanu u qaadan karin oo uu ko soo gaabayay maya,Isagoo waraysiga ku siinaayay gabadh ka warysanaysay aalada internite ee Google Chatting ka loo yaqaano ayaa waxaa uu yidhi waan arkaayay duuraha iyo cirkaba waxaana u jiray wax yar.

S: Maxaad Rabtaa in dadku ka ogaado waxa aad samaysay iyo sababta aad u samaysay?

J:Waxaanu meesha ka saaray in aan wax dhibaato ahi ka haysan Iskuulkiisa lakiin uu u sameeyay halagaa uu naftiisa haligay ee galiyay meesha uu ku dhiman karaayay inuu kaliya arko hooyadii macaan oo joogta afrika dalka Itoobiya waxaanu wiilka 15 jirka ah ee somaligaa qaxooniga ka ah dalka maraykana shegay in aanu arag hooyadii ilaa iyo markii uu yaraa ee uu jiray7sano,hooyadii oo ku nool dalka Ethiopia kaam qaxoontiya hadana waaxaa uu rabaa inuu arko oo la nolaado hooyadii taasna keentay waxaas oo dhan ee aan sameeyay xiiso iyo jacayl aan u qabo hooyaday ayuu hadalkiisi ku soo gaabiyay.

"Wiilkan yar ee galay tariikhda aduunka ee dhalasho ahaan ka soo jeeda dadka somalidaa ayaa sheegay in hada nolashiisu caadi tahay sidii horana u daawo filmka yada ciyaarona gameska , waxaanu fariin halkan uga dirayaa cid kasta oo dadiisa ah oo isku dayda khatartiii naftiisa uu ku sameeyay oo uu sheegay in aanay ahayn wax fudud in la jabiyo amaanka dayuuradaha nabadgalyadooda iyo haliga naftaada lagana fogaado arinkaa taayir diyaaradeed hoos galida".

Si kastaba ha ahaate waxaa uu rajaynayaa in hooyadii dhawaan looga soo qaado dalka Itoobiya si ay ugula nolaato wadanka maraykanka ,wiilkan yar ayaa waxaa uu muujiyay jacaylka hooyadii uu u qabo oo uu halaag u galiyay naftiisa kuna dhiman gaadhau hadii alle ka badbaadin taayirka diyaarada hoos teeda hawada sare maraysay saacadaha badan.



Contact@afkashacabka.com