Wasiirka Beeraha Oo madaxtooyada Dhexdeeda ku beeray Geedka Tufaaxa kuna soo bandhiigay sida Geedkaasi Dalka Somaliland uga Baxayo.+Sawiro

0
Saturday June 21, 2014 - 14:09:10 in by Super Admin
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Beeraha Oo madaxtooyada Dhexdeeda ku beeray Geedka Tufaaxa kuna soo bandhiigay sida Geedkaasi Dalka Somaliland uga Baxayo.+Sawiro

    waxa uu wasiirku maanta Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku soo bandhigay Geedka loo yaqaano tufaaxa kaasi oo ka hirgalay Madaxtooyada dhexdeeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa uu wasiirku maanta Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku soo bandhigay Geedka loo yaqaano tufaaxa kaasi oo ka hirgalay Madaxtooyada dhexdeeda
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Pro Faarax Cilmi Geedoole oo gudanaaya waajibaadkiisa shaqo ayaa waxa uu beryahanba ku hawlanaa sidii dalka looga beeran lahaa Cuntooyinka kala Duwan ee inooga yimaada Dalalka Jaarka iyo Dunida inteeda kale.

Hadaba waxa uu wasiirku maanta Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku soo bandhigay Geedka loo yaqaano tufaaxa kaasi oo ka hirgalay Madaxtooyada dhexdeeda isaga oo wasiirku midhihii ka baxay ee ka soo go’ay geedka tufaaxa gacanta ku haya sidaad aragtaan ee ka muuqata Sawirada.

waxaaana halkaasi ka Hadlay Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Af-ahyeenka Madaxtooyada, Wasiiru-dalaha Arrimaha Nabadaynta Gobolada Bari, Wasiirka Biyaha, iyo Wasiiru-dawlaha Xanaanada Xoolaha.




Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com