Guddomiyaha Cusub Ee Nadiga Akhriska Iyo Qoraalka Halkaraan Md;Mustafe Cisman Magalo Oo Ka Dareen Caliyey Xilka Lo Dortay

0
Saturday December 24, 2016 - 17:26:24 in by salman abdi
  • Visits: 881
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddomiyaha Cusub Ee Nadiga Akhriska Iyo Qoraalka Halkaraan Md;Mustafe Cisman Magalo Oo Ka Dareen Caliyey Xilka Lo Dortay

    Burco(AFKA);Masuliyad lagu dhiibo Waxa ugu Qiimo Badan Ta laguu Garto ee laguu Doorto ee ad ka soo baxdo ama ad hubto inaad sideeda uga soo Baxayso, Waxana ugu Xun uguna Ayaan Daran Mid aad Dad ka Barido ama ka codsato inay ku doortaan kuna ololeyso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Masuliyad lagu dhiibo Waxa ugu Qiimo Badan Ta laguu Garto ee laguu Doorto ee ad ka soo baxdo ama ad hubto inaad sideeda uga soo Baxayso, Waxana ugu Xun uguna Ayaan Daran Mid aad Dad ka Barido ama ka codsato inay ku doortaan kuna ololeyso oo ad ku fashilanto Haddi Codsigaaga lagu Rumeeyo, Sharaf bay ii Tahay inaan ogaado saamaynta aan qalbiyadiina ku leeyahay,  Qiimo Weyn bay ii tahay inaan Dareemo Ogaalkiina iyo Abaalkiina 3 jeer oo hore oo an ka cudur daartay inaan HogaamiyoNaadiga Halkaraan Sababo Jirey Dartood Markii an arkay in Saaxibo badani iyana sidaydo kale ka cudurdaarteen Masuliyadaas baylah badan oo muuqatay Darteed Waxanu Wadar ahaan Hadanu Nahay Xubnaha Halkaraan Go'aansanay inaanu si siman u aqbalno Go'aanka iyo Codka Xubnaha Qiimaha leh ee Naadiga Halkaraan oo Banaanka la dhigo Cudur daar kasta oo shakhsi ah Maadama Dan Bulsho laga shaqaynayo, Waxan ku Qancay inaad iga xulateen aniga Xubnaha Tirada Badan ee ku dhow Boqolka Qof ee Meelaha kala Duwan Jooga oo aad ii Doorateen inaan idin Hogaamiyo, Anigoo ogaa inaaan dhowr jeer idinkoo ii heelan idinka codsaday inaydaan i dooran hadana badhkiin igamaydaan aqbalin oo codad badan oo ad isiiseen waxay igu soo dareen 3 sannadood oo hore Golayaasha Boodhka, Aniguna Sidaydaba Ma ihi Xil doon ee Waxan ahay Shaqo Doon, shaqada ayaan ka jecelahay Xilka, Yeelkeede haddii shaqadi badnayd ee an bulshada iyo naadiga halkaraan u hayey Xil Culus na iigu Darteen Wax lagu Farxo maaaha xilkuye ilaahay ha idin Aqbalo Ducadiina oo ha nagu Asturo Masuliyadda aad na saarteen, Wax Badan ayaan ka odhan Doona Halkaraan iyo Halkay Bulshada ugu jirto, Dhammaan Shakhsiyaadki Saaxibada Gaarka ah la ahaa Halkaraan iyo Anigaba ee Naso Hambalyeeyey iyana Wan u mahadcelinayaa




Ayaanle Hassan Bii'em
Burco/Office