Daawo Muuqaal xiiso leh "Maxaa ku hoos qarsoon ciida Chrismas-ka la xuso maal mahaan oo kale? Yaase soo alifay

0
Monday December 26, 2016 - 13:55:42 in by Burco Office
  • Visits: 821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muuqaal xiiso leh "Maxaa ku hoos qarsoon ciida Chrismas-ka la xuso maal mahaan oo kale? Yaase soo alifay

    Sidaan la socono maal mahaan oo kale waddamadda reer galbeedka waxaa ka socda ciid ay ugu mgac dareyn ciida Chrismas Day Cama ciida miilaadiga, midaasi oo ay ku sheegaan in ay tahay xiligii uu dhashay Nabi Ciise CSW, iyaga oo isugu hanbalyeeya in ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidaan la socono maal mahaan oo kale waddamadda reer galbeedka waxaa ka socda ciid ay ugu mgac dareyn ciida Chrismas Day Cama ciida miilaadiga, midaasi oo ay ku sheegaan in ay tahay xiligii uu dhashay Nabi Ciise CSW, iyaga oo isugu hanbalyeeya in ay farxad ku noolaadaan ilaa iyo sanadka danbe.
Hadaba barnaamijkaani ayaan waxaan ku eegi doonaa halkee ayeey ciida Chrismas-ka laga keenay yaase soo alifay ciidaan? Nabi Ciise miyuu ogaa ciidaan? Iyo su’aalo kale oo xiso badan ayaad waxaad ku dhax ogaan dooontaa barnaamijkaani.


Sidaasi oo kale waxyaabaha yaabka leh ay reer galbeedka dadka u qariyaan ayaa ah in ciidaan ay ku xusaan odayga Shaydaanka ah ama Ibliis, dhaqankaani ayaa waxaa keenay Romankii hore iyo Giriigii hore, waxayna dadka u hoos geliyeen waxay iyaga u aaminsanaayeen Alle kuwaasi oo lagu kala magacaabi jiray Bacchanalia iyo Saturnalia .

Ugudanbeyntii waxaad barnaamijkaani ku ogaan doontaa halka uu ku dhashay Nabi Ciise CSW in aysan aheyn goob cimiladeeda ay qaboow aheyd, iyo waxyaabo badan oo xiiso leh.