Daawo: Siyaasiga Caanka Ah Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Hadlay Safarkii WADDANI Ee Nairobi, Fariin Adagna U Diray Murrashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga KULMIYE

0
Monday December 26, 2016 - 21:54:16 in by Burco Office
  • Visits: 1203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Siyaasiga Caanka Ah Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Hadlay Safarkii WADDANI Ee Nairobi, Fariin Adagna U Diray Murrashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga KULMIYE

    Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Murashaxii hore ee Xisbiga KULMIYE hadana kamid ah masuuliyiinta ugu saraysa Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay Safarkii Nairobi ee Xisbiga WADDANI oo uu kamid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Murashaxii hore ee Xisbiga KULMIYE hadana kamid ah masuuliyiinta ugu saraysa Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay Safarkii Nairobi ee Xisbiga WADDANI oo uu kamid ahaa waftigii halkaas tagay, wararka soo noqnoqday ee sheegaya inuu

 Guddoomiye Cirro kulan la yeeshay Raysal Wasaaraha Somalia, qabyaalada iyo tolayda uu Xisbiga KULMIYE ku ololaynaayo, sidoo kale wuxuu farriin adag u diray Murrashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.