Xaaladaha Dalku marayo,Sixir Bararka,Abaaraha,Joojinta xoolaha nool,Doorashada iyo U Sacabo Tunka Xukuumada W/Q:Suxufi khaalid abdikarem haji

0
Thursday January 05, 2017 - 18:36:17 in by salman abdi
  • Visits: 1020
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xaaladaha Dalku marayo,Sixir Bararka,Abaaraha,Joojinta xoolaha nool,Doorashada iyo U Sacabo Tunka Xukuumada W/Q:Suxufi khaalid abdikarem haji

    Waxaynu waxka tilmaami doona xaaladaha wakhti xaadirkan somaliland ka taagan..Fikirkaaga oo fayaw ra,yigaaga cabir wll Somaliland Ayaa baryihii u dambeeyay waxa ka jiray xaalado kala duwan sida ,,Abaaraha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaynu waxka tilmaami doona xaaladaha wakhti xaadirkan somaliland ka taagan..Fikirkaaga oo fayaw ra,yigaaga cabir wll Somaliland Ayaa baryihii u dambeeyay waxa ka jiray xaalado kala duwan sida ,,Abaaraha sixir bararka musumaasuqa..iyo arimo badan oo waxyeelo u gaystay guud ahaan dalka iyo dadkaba sidaaynu wada ognahay Hadaynu ku horayno Abaaraha ka jira dalka ayaa marba marka ka dambeeya wajahaya xaalado adag oo abaareed ka dib markii gabi ahaanba la waayay roobkii dayrta dadka xoolo dhaqatada ah ee kudhaqan dhulka miyiga ah waxala soo darisay duruufo adag ka dib markii xoolihii ay ku noolaayen ka madheen isla markaasina dadku ay naftooda kala soo cararayaan dhulka miyiga ah kadib markii ay waayeen wax ay naftooda ku badbaadiyaan iyagoo aan hayn wax ay cabaan iyo wax ay cunaan toona islamarkaasina ay ku soo qaxayaan magaaloyinka waaweyn ee somaliland sidoo kale waxay dhibaato hor leh soo food saaraty dadka heliblayda ah oo noloshoodu ku tiirsanayd xolaha nool ee gabi ahaanba abaarta la madhay dadkaasi oo ku tiirsanaa waxa ka soo gala una soo shaqo tagi jiray waxana gabi ahaanba layskaga huleelay sayladaha gobolada bari ee dalka .xukuumada talada dalka haysa ayaa sidoo kale ka amaaustay xaalada adag ee soo food saartay dadka ku nool deeganada bari ee dalka somaliland ,,,,sidoo kale waxa maalmihii ugu dambeeyay cirka isku shareeray sixir bararka oo maraya halkii ugu sareeyay islamarkaasina saameyn weyn ku yeeshay dadka dan yarta ah ku nool gabi ahaanba dalka somaliland waxana dhamaanba cirka isku shareertay maciishada .ay dadku is waydaarsanayaan iyadoo miisanka ugu wayni uu ku dhacayo dadka dan yarta ah ee aan awoodin sixir bararka awoodasi leh....sidoo kale waxa dabayaaqadii sanadkii tagay la joojiyay dhoofinta xoolaha nool oo ahaa rukumada koowaad ee dalka iyo dadka somaliland ku tiirsan yihiin waxana ay sababtay in uu joogsado ganacsigii u dhaxeeyay somaliland iyo sucuudigu uu hakad galay dawladuna waxxil ah iskamay saarin la xaajoodka sucuudiga iyo sidii xayiraada loga qaadi lahaa dhofinta xolaha nool ee somaliland .dalka somalilad ayaa iyagoo xaladahaa aynu kor ku xusnay ka taaganyihin hadana xukuumadu waxay u hanqal taagaysaa doorasho la qabto bilaha soo socda iyadoo dalku marayo xaalado u baahan gurmad deg dega oo lo fidiyo kuwa abaaraha iyo sixir bararku saameeyay .islamarkaana ay xukumadu ka gaabisay waajibaadki kaga begna shacabka somalilad ee la il daran xaaladaha abaaraha iyo sixir bararka ,,is huwan ta ah islamarkaasina laciifiyay dadkaasi ..sidoo kale waxa xukumadu qarash garaysaa maalin walba boqolaal kun oo dollar oo ay ku bixiso xaflado iyo olole aanay waxba ka soo naaso cadayn ..waxana xukuumadu wadaa diwaan galin wakhtigani aan ku haboonayn dalka marka lo eego xalada hadda dalku jiro oo ah mid halis ah ...........alle haynaga soo jabiyo abaaraha,,,,,,aaammmmiiiinnn .............dhamaad,,,,, W/Q:Suxufi khaalid abdikarem haji