Ruushka Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ciidamadiis Suuriya Kala Baxayo.

0
Friday January 06, 2017 - 16:14:18 in by salman abdi
  • Visits: 692
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ruushka Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ciidamadiis Suuriya Kala Baxayo.

    Dawladda Ruushka ayaa waxaa ay ku dhawaaqey in ay billaabayso in ay Suuriya kala baxdo ciidamada ka jooga iyo maraakiibta diyaaradaha xambaara sida uu sheegay taliyaha ciidammada Ruushka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Ruushka ayaa waxaa ay ku dhawaaqey in ay billaabayso in ay Suuriya kala baxdo ciidamada ka jooga iyo maraakiibta diyaaradaha xambaara sida uu sheegay taliyaha ciidammada Ruushka.

Taliye Jeneraal Valery Gerasimov ayaa sheegay in wasaaradda difaaca ee Ruushku ay billaabayso in ay yarayso askarta ka joogta dalka Suuriya.

Qarammada Midoobayna waxay sheegtay in xabbad joojintu ay si wayn uga dhaqan gashay Suuriya.
Xukuumada Ruushka ayaa si wayn hawada uga duqeeyay jabhaddaha dawladda Suuriya ka soo horjeeda.