War Deg Deg ah: Ciidamo Hubaysan oo Wefti uu hogaaminayey Hogamiyaha Xisbiga WADDANI ka hor istaagay Gelitaanka Cusbitaalka Caynaba

0
Sunday May 07, 2017 - 17:04:58 in by Super Admin
  • Visits: 682
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Ciidamo Hubaysan oo Wefti uu hogaaminayey Hogamiyaha Xisbiga WADDANI ka hor istaagay Gelitaanka Cusbitaalka Caynaba

    Caynaba (AFKA) Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Labadi Cisho Ee U Danbeeyay Safar Xogagaal Naqosho Ah Iyo Qaybinta Dawooyin Ay Waheliyaan Cuntooyin Fudud Gaadhsiinayay Deegaanada Gobolada Bariga Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caynaba (AFKA) Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Labadi Cisho Ee U Danbeeyay Safar Xogagaal Naqosho Ah Iyo Qaybinta Dawooyin Ay Waheliyaan Cuntooyin Fudud Gaadhsiinayay Deegaanada Gobolada Bariga Somaliland


Ayaa Laga Hor Isyaagay Goor DHawayd Cusbitaalka  Magalada Caynaba oo uu U Waday Dawooyin Bukaanka Cisbitaalkaasi jiifa.

Cidamo Tiro Badan Oo La Tubay Afaafka Looga Galo Cusbitaalka Magalada Caynaba Ayaa Qoryo Ku Joojiyay WaftigaHogaamiyahaIyaga Oo Sheegay Inaay Amar Ka Haysataan Taliyaha Qaybta Iyo Maamulka Gobolka Saraar


Waftiga Ayaa Dawooyinkii Ay Wadeen Ku Warejiyay Odayaal Iyo Waxgaradka Magaalada Caynaba ,Taaso Aan La Garanayn Sababta Keentay In Laga Ceeliyo Gudaha Magalada Caynaba. Mar aan isku daynay inaanu la xidhiidhno maamulka gobolkaas ayaanay noo suurto gelin telefonadooda oo xidhnaa dartood. Dadweynaha Reer Caynaba ayaa is weydiinaya waxa mucaawanadii iyo gargaarkii ay mucaarad iyo muxaafad ba ugu gurmanayeen dadkooda jilicsan siyaasada ay u gelinayso dawladdu isla markaasna ay falkan foosha xun ugu kaceen masuliyinta gobolkaas

wixii warar ka soo kordha goor dhow filo