Wax ka Baro Hababka Cajiibka Ah Ee Libaaxu U Nool Yahay

0
Friday June 09, 2017 - 20:00:52 in by
  • Visits: 2168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax ka Baro Hababka Cajiibka Ah Ee Libaaxu U Nool Yahay

    Wax ka Baro Hababka Cajiibka Ah Ee Libaaxu U Nool Yahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wax ka Baro Hababka Cajiibka Ah Ee Libaaxu U Nool Yahay

Libaaxa ayaa waxa uu ka mid yahay xayaawanada kuwooda ugu awooda badan marka duurka la joogo waxana lagu magacaabaa ama loo aqoon san yahay in uu yahay boqorka kaynta.

 


 

Libaaxa ayaa ah xayawaan halis badan waxana mudoo yinkii u danbaysay soo yaraanasay khatar tiisa halka taa cagsigeeda ay sii kordhasay ayna isasii biirsanaysay khatarta isaga ay ku hayaan ugaadhsatada sharcidarada ahi .

 

Hadaba waxa aanu halkan idiinku soo gudbinanaa muuqaala aanu idiinka diayaaarinay hababka iyo dhaqamda kala duwan ee libaaxa iyo sidooo kale xog ku sahab san qaybtiisa dhadig ee loo yaqaano goosha hadaba muuqaalkan ka bogo

 

 

Halkan ka daawo muuqaalkaDabeecadaha Cajiibka Ah Ee Libaaxu U Nool Yahay