Deg Deg;Magalada Burco Oo Markale Dib Uga Dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka Iyo Gobahii Lagula Tacalay Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Buuxsamay

0
Monday June 12, 2017 - 09:32:07 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg;Magalada Burco Oo Markale Dib Uga Dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka Iyo Gobahii Lagula Tacalay Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Buuxsamay

    Burco(AFKA);Magalada Burco Ee xarunta Gobalka Togdheer Oo Bilihii Udanbeyay Uu Ka Jiray Xanuunka Shuban Biyoodku Iyado Xanuunka Ay Wasarada Caafimadku Uu Hor Kacaayo Wasiirka Wasarada caafimadka Dr Saleeban Ciise Axmed Xaglo Toosiye Oo U Mudo Maalma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Magalada Burco Ee xarunta Gobalka Togdheer Oo Bilihii Udanbeyay Uu Ka Jiray Xanuunka Shuban Biyoodku Iyado Xanuunka Ay Wasarada Caafimadku Uu Hor Kacaayo Wasiirka Wasarada caafimadka Dr Saleeban Ciise Axmed Xaglo Toosiye Oo U Mudo Maalma Ku Sugna Magalada Burco Isago Wasiirka Iyo Bahda caafimadka
 Iyo Maamulka Gobalka Togdheer Ay si wada Jira Ugu Dhawaqeen Inay Xakameeyen Xanuunki Shuban Biyodka Ayaa Habeenki Xalay Ilaa Saka Waxa Iso Taray Dadka Uso Ritay Xanuunka Shuban Biyoodka Isla Markaana Lo Daad Guraynayo Xarunta Lagula Tacaalayo Xanuunka Shuban Biyoodka Iskuul Nearsinka Sida Ay No Warar xaqiiqa Oo An Ka Helayno Xarunta Iskuul Nearsinka Oo Gacanta Ku Hayso Hay'ada Laanqayrta Bisha Cas Ayaa Gabi Ahaanba Buuxsantay Iyado Dadka wali Laso Daad Guraynayo Isla Markaana Loo Gudbinaayo Cisbtaalka Wayn Ee Magalada Burco Warar xaqiiqa Oo Shabakada Caalimi Afkashacabka.com Helayso Ayaa Shegaya In Xanuunkani Saaka Uu Markale Dib Uga Soo Cusbonaday Jeelka Wayne Ee Magalada Burco Tan Ayaa Noqonaysa Mid Aan Gab Ahaanba waxba Kama jiraan Ka Dhigaysa Hadlkii Masuuliyinta Gobalka Togdheer Iyo Ku Cafimaadka Ku Shegayeen Inay Xakameeyen Xanuunkan Sido Kale Ilaa Iyo Hada Waxan Lo Ogayn Barta Ay Ku Baxday Lacag Dhan Todabaatan Kun Oo Dollar Ahyd Oo Godomiyaha Xisbiga Kulmiye Ugu Deeqay In Lagu La Tacaalo Xalada Adag Ee Ka Jirta Magalada Burco
Tan Ayaa Ku Beegmaysa Xili Uu Xanuunku Ku Fidaayo Gobalada Galbeedka Dalka Iyado Markale Uu Ku Dib Uga Cusbonaday Magalada Burco Xarunta Gobalka Togdheer


Goor Dhow Lasoco Wararkan Oo Faahfahsan Warbaahinta Afkashacabka.com