War Deg Deg Wada Hadalkii Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo Wajigiisii Afaraad Hargeysa Ku Soo Gabagaboobay Iyo Heshiis Hor Dhac Ah Oo Goobta Lagu Saxeexay
Hargeysa(AFKA);Waxaa hadda Soo gababagaboobay Heshiis Hor Dhac Ah Oo u Dhaxeeya Jamhuuriyada Somaliland Iyo Khaatumo oo wajigii Afaraad ee wada hadaladii dawlada Somaliland iyo Khaatumo uu ka furmay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.
Sida Ku Cad Qoddobka Labaad Oo U Dhigan Sidan:-Waxaa hadda Soo gababagaboobay Heshiis Hor Dhac Ah Oo u Dhaxeeya Jamhuuriyada Somaliland Iyo Khaatumo oo wajigii Afaraad ee wada hadaladii dawlada
Wada hadaladan ayaa saddexdii waji ee hore waxay ka dhaceen dalalkaJabuuti iyo Itoobiya iyada oo wajigan Afaraadna ka furmay magaalada Hargeysa.
Shirkan Oo ay albaabadu u xidhanaayeen oo Lagu Qabtay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa Ayaa hadda La soo Gabagabeeyey waxaxaana ka soo Baxay Dhowr Qoddob Oo muhiimadeeda Iyo miisaankeeda leh.
Sida Ku Cad Qoddobka Labaad Oo U Dhigan Sidan:-
In La Wada Qorsheeyo Lagana Wada Shaqeeyo Sidii Loo Helilahaa Somaliland Loo Wada Simanyey Oo Ku Dhisan Caddaalad, Maamul Wanaag, Iyo Xaqdhawrista Xaquuqal insaanka Ku Dhisan Diinta Islaamka Oo Muwaadiniinteedu Midna Aanu Marti Ku Ahayn Ee Ay U Wada Simanyihiin.