Deg Deg Roobab Xoogan Oo Ka Da'ay Magaaladda Tog-Wajaale Ayaa Gaystay Khasaare Xoogan

0
Saturday June 17, 2017 - 20:11:46 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 636
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Roobab Xoogan Oo Ka Da'ay Magaaladda Tog-Wajaale Ayaa Gaystay Khasaare Xoogan

    Wajaale(AFKA);Roob Xoogan oo ka da'ya magaalo ganacsiyeed tog-wajaale ayaa gaystay khasaare naf iyo maalba leh waxaana ay wararku intaa ku darayaan in uu roobkani xidhay isku socodkaa dadka iyo baaruubta waxa kale oo jira in roobabkan ka da'

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wajaale(AFKA);Roob Xoogan oo ka da'ya magaalo ganacsiyeed tog-wajaale ayaa gaystay khasaare naf iyo maalba leh waxaana ay wararku intaa ku darayaan in uu roobkani xidhay isku socodkaa dadka iyo baaruubta waxa kale oo jira in roobabkan ka da'ay magaaladda tog-wajaale

 iyo deegaano ku xeerani ay wateen dhagaxaan iyo waliba dabayl xoogan taas oo sababtay in jingadihii saarna guryahu ay ka qaado dabaysho . waxaana jira dhaawac Iyo Dhimasho ka soo gaadhay dad iyagu marayay wadada oo ay ku dhacday jingadii ay dabaysho waday. waxaana dhawaca dadkaas la geeyay cisbitaalka weyn ee magaaladda tog-wajaale Waxaana La Ii xaqiijiyay in ay dhimashadu ay tahay hal qof, waxaana ilaa hadda magaaladda ka maqan adeegii korontadda waxaana dhamaan istaagay isku socodkii waxaana kale oo la ogsoonyahay in khasaruhu uu intaa ka badanyahay