War Deg Dega, Dekada Berbera qaybtii Koonteeenarada Oo Gubanaysa,

0
Sunday June 18, 2017 - 19:55:57 in by Super Admin
  • Visits: 691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Dega, Dekada Berbera qaybtii Koonteeenarada Oo Gubanaysa,

    Dekada Berbera Qaybta Loo yaqaan Barxada Wajaale Oo Gubanayasa iyo Qiiqa Ololka Oo Cirka Isku Shareeray, Illaa Iminka lama garnayao waxa Gubanaya , Lamana Ogala Cid Gudahaha u gasha ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dekada Berbera Qaybta Loo yaqaan Barxada Wajaale Oo Gubanayasa iyo Qiiqa Ololka Oo Cirka Isku Shareeray, Illaa Iminka lama garnayao waxa Gubanaya , Lamana Ogala Cid Gudahaha u gasha ,


Dabkan Ayaa La arkay Uun Markii salaada Maqrib la Tukaday Wararka Debada Usoo Baxay Ayaa Tibaaxaya In Koonteenaro Meesha Yaalay Dab ka Dhashay, Taasina Aay sababatay Dabkaa Cirka Isku Shareeray, Goobtan Gubanyasa Oo Loo yaqaan Barxada wajaale Ayaa kaabiga Ku haysa , Haamaha Shidaalka Berbera, iyo Shirkadaha Keena Gaaska wax Lagu karsado , Dabcana Xarumo Khatar Isku Ah Ayaa Is Kulaalaya,

Maareeyaha Dekada Berbera Axmed Yuusuf Oo Warbaahinta Qarkood Khadka Tilifoonka Ugu Waramay Ayaa Sheegay In Aay wali Baadhayan waxa dabka Kiciyay,


Wararka Udanbeeyayna waxayTibaaxayaan In Iminka la damiyay oo Lagu Guulaystay