Dhafarkii Waddani Iyo DHayashii Bulshada Reer Somaliland

0
Thursday June 22, 2017 - 23:22:26 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhafarkii Waddani Iyo DHayashii Bulshada Reer Somaliland

    Xisbiga Mucaarad Ka Ah Ee Waddani waxa Uu Somaliland Iyo Qaaranka U Hayaa SIfo Khalldan Oo Qaranka Lagu Mijira Habaabinayo Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Waxa Uu Bulshada Somaliland Ku Noqoday Bar Madow Oo Qaran Dumis Ku Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Mucaarad Ka Ah Ee Waddani waxa Uu Somaliland Iyo Qaaranka U Hayaa SIfo Khalldan Oo Qaranka Lagu Mijira Habaabinayo Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Waxa Uu Bulshada Somaliland Ku Noqoday Bar Madow Oo Qaran Dumis Ku Ah.


Xisbiga Waddani Ayaa Waxaa Uu Inta Ku Heelan Yahay In Uu Dhabarka Ka Toogto Qaran Somaliland Oo Uu Hadba Ku So Kicinayo Dabaylo Iyo Duufaano Siyaasadeed Oo Uu Mashruucyo Kaga Soo Qaadanayo Wadanka Uu Calankiisu Hoos U DHacay Ee Somalia.

Xisbiga Waddani waxa Gadh Wadeen Ka Ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Musharaxa U Taagan U Taagan Qabashada Dalka Uu Burburinay Ee Somaliland.

Inta Badan Somaliland waxa Lagu Yaqaan Xasiloon,i Siyaasadeed Oo Ay Ku Nabada Iyo Caano Maashay

Sidaa Daraadeed Waxa Ay Bulshada Reer Somaliland Is Waydiinayaan Ma Xisbiga ayaa Waalan Mise Bulshada uu Codka Uu Ka Doonayo Ee Uu U Hanqal Taagay In Uu Mar Uun Qabto Talada Dalka Somaliland.

Sidoo Kale Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Maamuli Kali Waayay 82 Xildhibaan Ayaa Maamuli Karay In Ka Badan 1001,459,900,21

Sida Daraadee Waxa Ay Muuqataa In Uu Dalka U Hogaaminayo Sidii Uu Ugu Dari Lahaa Somalia Aynu Ka Go,anay

Ma Xisbigaa Waddani Ayaa Waalan Mise Dalka Ayaa Dhinac Ka Raran”,.