Uhuru Kenyatta Oo Mar Kale Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Kenya

0
Saturday August 12, 2017 - 09:57:38 in by Burco Office
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Uhuru Kenyatta Oo Mar Kale Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Kenya

    Uhuru Kenyatta Oo Mar Kale Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Uhuru Kenyatta Oo Mar Kale Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Kenya

Guddiga doorashada dalka Kenya ayaa ku dhowaaqay in doorashada dalka Kenya uu si rasmi ah ugu guuleystey Madaxweyne Uhuru Kenyatta.


Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu mar kale ku guulaystay doorashadii aadka looga war sugayay ee dhacay Talaadadii.

Musharraxan oo ka tirsan xisbiga Jubilee ayaa helay 54% codadkii la dhiibtay halka musharraxa xisbiga mucaaradka Raila Odinga uu helay 44% codadkii la tiriyay

Xisbiga mucaaradka ah ee NASA ee uu hogaamiyo Raila Odinga ayaa sheegay in aysan ku qanacsanayn sida ay u dhacday doorashadan, balse kormeereyaasha caalamiga ah ayaa ammaanay gudiga iyaga oo sheegay in ay qabteen doorasho xor iyo xalaal ah.