Deg Deg Iska Horimaad U Dhaxeeya Koshiinshinka Dooroshooyinka Iyo Dadka Deegaanka XududGobolka Sool Ee Oo Ka Dhacay Halkaasi

0
Saturday August 12, 2017 - 10:13:17 in by Burco Office
  • Visits: 527
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Iska Horimaad U Dhaxeeya Koshiinshinka Dooroshooyinka Iyo Dadka Deegaanka XududGobolka Sool Ee Oo Ka Dhacay Halkaasi

    Deg Deg Iska Horimaad U Dhaxeeya Koshiinshinka Dooroshooyinka Iyo Dadka Deegaanka XududGobolka Sool Ee Oo Ka Dhacay Halkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg Iska Horimaad U Dhaxeeya Koshiinshinka Dooroshooyinka Iyo Dadka Deegaanka XududGobolka Sool Ee Oo Ka Dhacay Halkaasi
 Wararka Aanu Ka Helayno Degmasa Xudun Ee Gobolka SOOL Ayaa Sheegaya In Iska Hor,Imaad Dhexmaray Shaqaalihii Siday Sanaaduuqda Komishanka Doorashooyinka Iyo Qaar Kamida Dadweynaha Kunool Degmada Xudun,

Shaqaaqadan Ayaa Ka Dhalatay Kadib Markii Dadweynaha Reer Xudun Cabasho Ka Muujiyeen,Shaqaalaha Ka Hawl Galaya Kaadh-Qaybinta Iyo Xukuumada Somaliland,Dadkan Oo U Badna Dhalinyaro Ayaa Iyagu Isku Dayay Inay Caqaladeeyaan Sanaaduuqda Komishanka Doorashooyinka Somaliland,Waxaanay Dhaawacyo Fudud Gaadhsiiyeen Qaarkamida Shaqaalihii Siday Sanaaduuqda

 

Balse Waxa Xusid Mudan In Mudo Kadib Waxgaradka Iyo Waayeelka Degmada Xudun Ay Xaliyeen Khilaafka Soo Kala Dhexgalay Komishanka Iyo Dadweynaha Reer Xudun,Waxaana Saaka Si Nabad Gelyo Ah Degmada Xudun Uga Bilaamay Qaadashada Kaadhka Codbixinta

Ma Jiraan Wax Faah-Faahina Oo Ilaayo,Hada Kasoo Baxay Komishanka Doorashooyinka Somaliland,