Wadamada P5+1 Iyo Iran Oo Heshiiska Barnamijka Nuclear Iran Wakhtiga U Kordhiyay

0
Saturday July 19, 2014 - 10:34:07 in by Super Admin
  • Visits: 998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadamada P5+1 Iyo Iran Oo Heshiiska Barnamijka Nuclear Iran Wakhtiga U Kordhiyay

    Wadamada loo yaqaan lixda wadan ee quwada dhaqale ee calamka ugu badan leh ee Russia,China,Uk,France, USA Iyo Germany

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadamada loo yaqaan lixda wadan ee quwada dhaqale ee calamka ugu badan leh ee Russia,China,Uk,France, USA Iyo Germany

 oo ay weheliyaan midowga yurub iyo qaramada midoobay oo dhan ah iyo Iran ayaa isla gadhay heshiis kale oo sadex bilood oo dheeri ah loogu darayo barnamijka nuclearka iran.


Iran ayaa kasoo baxday heshiiskii hore ee ahaa inay 20% dhinto tayaynta macdanta Uranium ta ee ay iran sheegtay inay u isticmasho hab nabad galyo oo ay tamarta laydhka wadankeeda uga faaidaynayso.

Heshiiskan cusub ee shalay dhacay galinkii danbe ayaa iran heli doonta lacag dheeri ah kuwaso iran hore uga xanibnaa bank calamiga ah iyo adeegyo kale oo cunaqabataymaha dheeriga ah lagaga fududaynayo iran.

 



Afkashacabka

 Contact@afkashacabka.com