DAAWO:Madaxweynaha Maraykanka Oo burburkii diyaradii Rakaabka siday Ee Ukraine ku Burburtay Ku eedeeyey falagada wadanka Ukraine

0
Saturday July 19, 2014 - 14:00:42 in by Hargeysa Office
  • Visits: 975
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:Madaxweynaha Maraykanka Oo burburkii diyaradii Rakaabka siday Ee Ukraine ku Burburtay Ku eedeeyey falagada wadanka Ukraine

    Madaxweynaha maraykanka barack obama ayaa Burburkii diyaradii Malaysia ee bariga Ukraine ku dhacday waxa uu ku eedeeyey kooxaha mucaaradka ah ee ka dagaalama wadankaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maraykanka barack obama ayaa Burburkii diyaradii Malaysia ee bariga Ukraine ku dhacday waxa uu ku eedeeyey kooxaha mucaaradka ah ee ka dagaalama wadankaasi

Ukriane waxaana uu Madaxweyne obama cadeeyey in dawlada ruushku ay kooxdan falaagada ah si weyn ay u buhaysay madaxweyne obama waxa uu sidaasi kusheegay mar uu shirjaraa,id ku qabtay aqalka cad ee wadanka maraykanka

Hadalkan madaxweynaha ayaa ku soo beeg maya xili Dowlada maraykankuintaanay diyaradani burbrin uu sheegay inuu xayiraad ku soo rogay dowlada ruushka iyado ruushka iyo maraykankuna uu xafiiltan siyaasadeed ka dhaxeeyo


Contact@afkashacabka.com