DAWO:Dadweyne ka Cadhaysan Gumadka Arxandarada ah Ee Ay Isra,il Ka Wado Marinka Qaza Oo Weerar Ku Qaaday Qunsuliyada Isra,il Ee Dalka Turkiga Ku Ledahay
cadhaysani ay gudaha ugu dheceen qunsuliyada ay dadkaasi u adeeg sadeen isla markaana ay ku fureen sunta dadka kaga ilmaysiisa waxanay sidoo kale ay dadkan u adeeg sadeen dhuumaha biyaha si ay dadkan u kala kaxeeyaan
Wadanka turkiga waxa mudooyinkii u danbeeyey ka socday banaan baxyo balaadhan oo lagaga soo horjeedo gumaadka arxandarada ah ee ay Isra,ilk ku hayso shacabka reer falastin iyagoo dadkanina si weyn uga soo horjeeda dalbanaya in dowlada turkigu jarto xidhiidhka diblumaasi ee ka dhaxeeya iyaga iyo Isra,il
Dadweyne tira badan oo caalamka ku
nool gaar ahaana wadamada islaamka ayaa si weyn uga soo horjeedsaday isla
markaana dareen ka muujiyey weeraradaasi ay Isra,il ka wado marinka Qaza iyagoo
ay ku dhinteen dad tira badan oo u badan caruur iyo hooyooyin aan waxba
galabsan
Contact@afkashacabka.com
DAWO:Dadweyne ka Cadhaysan Gumadka Arxandarada ah Ee Ay Isra,il Ka Wado Marinka Qaza Oo Weerar Ku Qaaday Qunsuliyada Isra,il Ee Dalka Turkiga Ku Ledahay
Dadweyne aad u cadhaysan isla markaana aad uga xun weerarada arxan darada ah ee ay isra,il u gaysanayso reer falastiin ayaa weerar ku qaaday qunsuliyada Isra,ilk u leedahay magalada Istanbul waxaanay isku dhaceen ciidamada Ammaanka iyagoo ciidamadu