Xoghaya Qaramada Midoobay Ban ki-moon Ayaa Maanta oo Sabti ah Booqanaya Bariga Dhexe

0
Saturday July 19, 2014 - 14:59:13 in by Hargeysa Office
  • Visits: 951
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghaya Qaramada Midoobay Ban ki-moon Ayaa Maanta oo Sabti ah Booqanaya Bariga Dhexe

    Xoghaya Guud ee Qaramada midoobay ban ki-mooon ayaa manta oo sabti ah booqanaya Bariga Dhexe waxaana booqashadiisan xaqiijiyey gollaha ammaanka ee qaramada midoobay isaga oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghaya Guud ee Qaramada midoobay ban ki-mooon ayaa manta oo sabti ah booqanaya Bariga Dhexe waxaana booqashadiisan xaqiijiyey gollaha ammaanka ee qaramada midoobay isaga oo

booqanaya goobaha qalalaasuhu ka taagan yihiin ee u dhexeeya isra’il iyo falastiin

Xoghaya Guud ee qaramada midoobay ban ki-moon ayaa Booqashadan uu ku tagaayo Bariga Dhexe aan la filayn inuu booqdo marinka Qaza ee dhibaatooyinku ay ka taagan yihiin

Qaramada midoobay ayaa sheegay in ban ki-moon uu u muujin doono isra’iiliyiinta iyo falastiiniyiinta in qaramada midoobay ay garab taagan tahay

Waxa jira walaac ku saabsan xaaladda ay ku suganyihiin dadka ka barakacay marinka Qaza ay ka dib duqeynta Israa'iil ay halkaasi la beegsanayso.


Contact@afkashacabka.com