DAWO:Xukumada Somaliland Oo Shegtay Inay Talabo Adag Ka Qaadayso Ka Ganacsiga Dhuxusha+ Wasarada Deeganka Oo Ka Hadashay
Wasiirka wasarada deegaanka iyo horumarinta miyiga ee Somaliland marwo shukri xaaji ismaaciil baandare ayaa manta mar ay warbaahinta kula hadlay xafiiskeeda wasaarada deegaanka waxay kaga
Contact@afkashacabka.com
warantay hawlaha wasarada
Wasiirka ayaa Hoosta ka xariiqday in dalku uu ku dhaw yahay inuu noqdo kayn lama degaan ah waxayna tilmaantay in wasarada deegaanku aanay marnaba ka daalayn sidii ay u dabar jari lahayd ka ganacsiga dhuxusha ee laga sameeyo dhirta dalka ka baxda iyadoo sidoo kale wasiirka wasarada deegaanka Somaliland shegtay in shooladihii lagu badi lahaa shidashada dhuxushu ay hawsheedii meel wanaag san marayso wasarada deegaankuna ay samaysay wacyi galin balaadhan
Wasiirka wasarada deegaanka marwo shukri xaaji ismaaciil baandare waxay sheegtay isla markaana ay soo bandhigtay shoolad laga isticmaalo wadanka itoobiya oo wiigi hore dalka la keenay,