Magacaabista, Degmooyinka Cusub Maxaa Ka Reebay Degmada Bus Ee Gobolka Gabiley (Qaybtii 2aad)

0
Monday August 28, 2017 - 09:08:39 in by salman abdi
  • Visits: 1811
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacaabista, Degmooyinka Cusub Maxaa Ka Reebay Degmada Bus Ee Gobolka Gabiley (Qaybtii 2aad)

    Degmooyinkaa aan kor kusoo qornay waala lawada ogyahay waana layaanaa dagmo walba inta ay leegtahay cida degta iyo baaxada ay leegatahay in degmooyin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmooyinkaa aan kor kusoo qornay waala lawada ogyahay waana layaanaa dagmo walba inta ay leegtahay cida degta iyo baaxada ay leegatahay in degmooyin  Degmooyinkaa aan kor kusoo qornay waala lawada ogyahay waana layaanaa dagmo walba inta ay leegtahay cida degta iyo baaxada ay leegatahay in degmooyin


Sidaan qoraalkii horeba kusoo sheegay waxaa jira degmooyin cusub oo la magacaay bishaan soo dhaafnay sabata degmooyinkani loo magacaabayaana waxay tahay in ay xukuumada kulmiye ee waqtigeedu sii dhacayo si loogu hello cod waxaana la magacaabay hal bil gudaheed afar degmo oo kala ah sidan :

Degmada xeego Awdal

Degmada cali xaydh Awdal

Degmada Dacarta M/jeex

Degmada Gabogabo Togdheer

Degmooyinkaa aan kor kusoo qornay waala lawada ogyahay waana layaanaa dagmo walba inta ay leegtahay cida degta iyo baaxada ay leegatahay in degmooyin u qalmaan iyo in kale.

Hadaba degmada Bus ee gobolka gabiley waa degmo aad u weyn lehna



deegaan balaadhan xataa waxaa lagu soo sameeyey assessment inay qalanto iyo kale datadii laga soo keenay waxay noqotay inay u qalanto ama degmo loo magacaabi karo. Waliba intaa waxa sii dheer degmadani waxaa la, ogaa oo ay taalay madaxtooyada mud ka badan sanad intaa oo dhanba waala sugaayey lkn sababtu waxa weeyi maxaa loo magacaabi laaya, ay sabtuna waa sidan:

1. Cidna uma maqna ceelna uma qodna oo malaha dad raadsada ama ka hadasha sida degmooyika kale , sidaan hore usoo sheegnay degmadani waxaa nin raadinaya iska dhiga nin raadiya C/lahi ibraahim Habane (wasiirka wasaarada waxbarasha Somaliland) soomaalidu markay kaso kale tilmaamayaaan waxay yidhaahdaan (baadida nin baa kula deydaya daalna kaa badane oo aan soo doonayn inaad hesho daa,im abidkaayo)

2. C/ rashiid Ismail Kaahin oo siyaasiga kasoo jeeda reerka degmada oo aaminsan ama ka baqaya xukuumada oo waliba xukuumadu isaga si toosa ulama xidhiidho ee waxaa loosoo dhexmaraa c/lahi dheere markaa ninkaasi isagu danta beesha uu kasoo jeedo waxa uu ka door biday maslaxadiisa .

3. Gobolka gabiley ee degmada laga BUS magacaabayo cida degta guud aah gobolka ee sheegata waala yaqaanaa beesha degmada doonaysana waala yaqanaa sidaa darted dadka sheegta gabiley ma ogola degmada BUS.

4. Waxa kale oo iyana la rabaa in la magacaabo degmo layidhaahdo jirjir oo ka tirsan gobolka awdal jirjir waxay leedahay dad firfircoon oo hadh iyo habeen aanan ka hadhayn waxaana hubaala BUS oo miska taala ayaa jirjirna lagu dhawaaqi doonaa .

Ugu hadaba su,aashu waxay tahay dariiqee loo marayaa si loo magacaabo doorashada ka hor

Sida ugu fudud ee loo magacaabi karo iyo xogo badan oo aan soo helay waxaan kaga hadli doonaa qoraalka danbe.

Lasoco qaybta 3 aad

Qalinkii: Mohomed Farah Kibaar

Kibaar99@gmail.com

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

ShareThis