Qaran Yar Iyo Weyn Wada Siyaasi Ah.

0
Wednesday September 06, 2017 - 18:58:25 in by Burco Office
  • Visits: 1157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaran Yar Iyo Weyn Wada Siyaasi Ah.

    Qaran Yar Iyo Weyn Wada Siyaasi Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaran Yar Iyo Weyn Wada Siyaasi Ah. Qaran Yar Iyo Weyn Wada Siyaasi Ah.

Somaliland Waa Dalka Aan Dunida Kale Ka Haysa Aqoonsi Ama Citiraaf Sidaa Daraadeed Waxa Uu Ku Yaala Qaarada Africa Gaar Ahaan Bariga Africa.

 

Somaliland Waa Dal Yar Oo Aan Lahay Ama Ku Jirin Koboc Dhaqaale Ee Dunida Kale Sidaa Darteed Waxa Somaliland Ka Tis Qaaday Nidaamka Dimuqraadiyada Oo Kala Siman Tahay Beesha Caalamka.

 

Marka Somaliland Laga Hadlay Waxa Jira Dhamanba Bulshada Reer Somaliland Yar Iyo Weyn Waxa Ay Aad U Falaqan Yaan Siyaasada Dalka Iyo Ka Caalamka Intiisa Kale .

 

Bulshada Reer Somaliland Ee Ku Caana Maalay Nabad Iyo Xasiloonida Ayaa Inta Badan Waxa Ay Ka Faaladoon Siyaasad Dalka Oo Ay Isku Hir Dimayaan Xisbiyo Kale Duwan.

 

Siyaasiyiinta Kale Duwan Ee Somaliland Ayaa Inta Badan Waxa Ay Siyaasada U Adeeg Sadan Siyaabo Aan Ku Haboonay Siyaasada Sida Daradeeda Bulshada Reer Somaliland Waxa Ay La Qab Sadeen In Ay Kala Qayb Qatay Siyaasada Ku Dhisan Qabyaalada Oo Aan Waxa Faa,iido Ah U Lahayn Shacabka Kale Duwan.

 

Xisbiyada Dalka Somaliland Ka Jiraa Yaa Kala Ah Kulmiye ,Ucid Iyo Waddani Oo Inta Badan Dadweynaha Ku Soo Xero Galiya Hab Aan Ahayn Xaqiiqada Siyaasada Ay Wataan Ee Ay Doonayaan In Ay Dalka Hogaanka Ugu Qabtaan.

 

Siyaasiinta Ayaa Inta Badan Waxa Ay Bulshada U Soo Bandhigaan Hamiga Iyo Hidiidilada Ay Yagu Leeyihiin Oo Ay Ku Marin Siiyan Shacabka Ay Codka Doonayaan.

 

Hada Marka Aan Leenahay Dalka Wada Siyaasi Maaha Mid Soo Wada Bartay Culuumta Siyaasada Ee Waxa Uu Aad U Falan Qayaa Siyaabo Kala Duwan Oo Ku Dhisan Hab Qabiil Oo Uu Ku Taageerayo Qof Ama Siyaasiga Ay Wataan Reerkooda Markaas

 

Taas Micnaheedu Waxa Uu Noqoday Shiqsigaa Lagu Doortay Qabyaalada Hadhaw Waxa Uu Noqoyaa Mid Aad U Adeegin Sifaha Sharciga Laakiin U Adeega Hab Qabiil Oo Uu Xataa Ku Soo Doorto Shaqalaha Uu Qaranku U Baahan Yahay Taasina Waxa Ay Ku Tusaysaa In Uu Siyaasiga Dalka Uu Yahay Mid Aan U Bislay Siyaasad Ahaan.

 

Masuulkan La Doortay Ee Habka Qabiil Lagu Doortay Hadhaw Waxa Uu Yahay Siyaasi Aan Bislay Oo Aan U Bislay Qaranka Gacanta Loogu Soo Galiyay Hab Aan Ku Haboonayn Hanashada Dalka .

 

Inta Badan Nidaamka Xisbiyada Dalka Ayaa Waxa Ay Muwaadinta Ka Dhaadhicyaan in Ay Hadhaw Dalka Iyo Dadka Waxa U Qabanayaan Mana Dhaboodo Arinkaasi.

 

Hada Sidee Ayaa Dalka Looga Bad Baadin Karayaa Dad Wada Siyaasiya Yar Iyo Weyn?

Sifaha Laga Marmi Karayaa Ayaa Noqonaysa Iyadoo Shiqsiga La Dooranayo Lagu Doorto Sifaha Sharciga Dalka Balse Aan Lagu Dhaqan Lagin Nidaamka Qabiilka,

 

Sikastaba Ha,ahaatee Waxa Laga Bixi Karayaa Nidaamka Wada Siyaasiga Ayaa Ah In Muwaadinka Lagu Soo Xusho Shiqsiyada, Aqoonta , Diinta , Kartida Dadaalka Iyo Dal Jecaylka Oo Ah Sifaha Aan Kaga Guuri Karno Dad Wada Siyaasiya

 

LA SOCO QAYBAHA DANBE ……………..

Qoraa Nuux Maxamed Cabdi (Samiir)

Samiir1abdi@gmail.com

Burco Somaliland