Dulmigii Laga Galay Muslimiinta Rohingya + Danba Qamshalaanta Dunida.

0
Wednesday September 13, 2017 - 13:30:16 in by Burco Office
  • Visits: 1136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dulmigii Laga Galay Muslimiinta Rohingya + Danba Qamshalaanta Dunida.

    Dulmigii Laga Galay Muslimiinta Rohingya + Danba Qamshalaanta Dunida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dulmigii Laga Galay Muslimiinta Rohingya + Danba Qamshalaanta Dunida.

Wadanka Mynamar waa Dalka Ka Mid Ah Wadamada Caalamka La Jaar Ah Dalka Bangladesh Oo Ay Wadaagan Xuduud.

 

Dalka Mynamar Waxa Ku Wada Nool Qoomiyada Badan Oo Kala Haysata Diina Badan Sidaa Daraadeed Dadka Rohingya Ayaa Ka Mid Ah Qoomiyadaha Ku Nool Dalka Mynamar.

 

Dadka Rohingya Ayaa Waxa Ciimada Dalka Mynamar Ay Ku Hayaa Gumaad Ba,an Oo U Muuqada Mid Ku Salaysan Isir Nacayb Dhanka Diinta Islaamka Ah.

 

Wadamada Caalamka Iyo Dunida Islaamka Ayaa Ka Gaabiyay U Gurmashada Dadka Rohingya Ee Lagu Hayo Xasuuqa Ba,an Lagu Hayo "Ma Dadka Ayaa Naxariis Dareeyay Mise Dunida Ayaa Ku Wada Socotaā€¯

 

Dadka Rohingya Waa Dadka Haysta Diinta Islamka Oo Badiba Ku Nool Dalka Mynamar Oo Hada U Muuqata In Dalka Ay U Lay Nayaan Isir Nacayb Ah Islaam Nimo.

 

Waana Sababta Kaliya Ee Lagu Lay Nayo Ayaa Odhan Karayaa Rohingya Maaha Dad Ku Cusub Dunida Sidaa Daraardeed Dadka Kula Nool Wadanka Mynamar Ayaa U Haysata Kuwo Dalka Ka Qaadayo Oo Aan Asal Ahaan Ka Soo Jeedin Dalka Mynamar.

 

Wadamada Ka Dan Qaday Dadka Rohingya Ayaa Waxaa Ka Mid Ah Dalka Turkiga, Iran Iyo Somaliland Oo Sheegtay In Ay Ciimada U Dir Doonan Dalka Mynamar.

Qoraa Saxafi Nuux Maxamed Abdi {Samiir}

Samiir1abdi@gmail.com

Burco Somaliland