Daawo:Hayadda Ewada Oo Riig Cusub Ka Daahfurtay Gobolka Togdheer Iyo Masuuliyinta Gobolka Oo Bogaadiyay Riigaasi+Sawiro

0
Wednesday October 11, 2017 - 01:22:43 in by salman abdi
  • Visits: 947
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Hayadda Ewada Oo Riig Cusub Ka Daahfurtay Gobolka Togdheer Iyo Masuuliyinta Gobolka Oo Bogaadiyay Riigaasi+Sawiro

    Masuuliyinta Gobolka Togdheer Ka Degmada Burco ,Salaadiin Waxgaradka Gobolka Ayaa Daahfuray Riig Biyood Cusub Oo Gobolka Togdheer Ay Ku Soo Kordhiyeen Hayada Ewada Ee U Hurmuudka Ka Yahay Sheekh Aadan Siciid Oo Noqanaya Mid Si Tubaracaad Ah U Anfici

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuuliyinta Gobolka Togdheer Ka Degmada Burco ,Salaadiin Waxgaradka Gobolka Ayaa Daahfuray Riig Biyood Cusub Oo Gobolka Togdheer Ay Ku Soo Kordhiyeen Hayada Ewada Ee U Hurmuudka Ka Yahay Sheekh Aadan Siciid Oo Noqanaya Mid Si Tubaracaad Ah U Anfici Doona Bulshada Gobolka,


Riig Biyoodkan Oo Lacagta Lagu Hirgaliyay Laga Soo Ururiyay Bulshada Somailand Ee Muxsiniinta Ayaa Waxa Ugu Horayntiiba Sharaxay Gudoomiyaha Hayada Ewada Sheekh Aadan Siciid Waxana U Si Waafiya U Sharaxay Riig-biyoodkani Sida U Ku Yimid Iyo Baahida Ay Bulshada Ku Dhaqan Gobolka Togdheer Ay U Qabeen


Qaar Ka Mida Madaxdhaqmeedka Gobolka Togdheer Oo Ku Sugnaa Madasha Lagu Daahfurayay Riig Biyoodkani Ayaa Hayada Ewada Iyo Shakhsiyaadkii Laga Ururiyay Lacagtan Khayriga Uga Mahadnaqay Ugana Duceeyay In Ilahay U Siyaadiyo Maalkooda,


Ugu Danbanyntiina Waxa Daahfurkan Ka Hadlay Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Degmada Burco Cismaan Maamed Sheekh Iyo Badhasabka Gobolka Togdheer Maxamud Cali Salebaan Ramaax Waxanay Uga Mahadnaqeen Hayada Ewada Mushruucyada Khayriga Ee Bulshada Gobolka Togdheer Ay La Barbar-Tagan Yihiin Waxanay Hayada Ewada Ku Aamaaneen Dadaal Ay Ugu Jiraan Inay Biyaha Ka Haqabtiraan Bulshadooda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warkan