Koomiishanka Doorashooyinka Oo Iclaamiyay Xisbiga Ugu Horayn Doona Maalinta Ololaha

0
Friday October 13, 2017 - 14:08:35 in by salman abdi
  • Visits: 647
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koomiishanka Doorashooyinka Oo Iclaamiyay Xisbiga Ugu Horayn Doona Maalinta Ololaha

    21-ka bishan aynu ku gudo jirno waxa si rasmi ah u bilaami doonaa ololaha iyoo tartanka xisbiyada Somaliland waxaana sida Komishanka doorashooyinku qorsheeyeen ugu horayn doona xisbiga mucaaradka ah ee UCID waxaana ku xigaya xisbiga Kulmiye halka xis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

21-ka bishan aynu ku gudo jirno waxa si rasmi ah u bilaami doonaa ololaha iyoo tartanka xisbiyada Somaliland waxaana sida Komishanka doorashooyinku qorsheeyeen ugu horayn doona xisbiga mucaaradka ah ee UCID waxaana ku xigaya xisbiga Kulmiye halka xisbiga Waddani ololaha ugu danbayn doono.

Doorashadu waxa ay dhacaysa 13-bisha ama laba casho ka dib marka Ololuhu dhamaado waxaana booska xisbiga Kulmiye la siiyey uu ahaa halkii uu kaga jiray maalmaha ololihii uu Siilaanyo kaga helay Rayaale isaga oo ahaa xisbiga labaad ee ololaha u soo baxa.