Cidamada Pakistaan Oo Soo Furtay Qoys Ka Soo Jeeda Waqooyiga Ameerika

0
Friday October 13, 2017 - 14:11:10 in by salman abdi
  • Visits: 635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cidamada Pakistaan Oo Soo Furtay Qoys Ka Soo Jeeda Waqooyiga Ameerika

    Ciidammada Pakistaan ayaa soo furtay qoys shan ruux ka kooban oo ka soo jeeda Waqooyiga Ameerika kuwaas oo ay afduub u haysteen Talibaanka Afghanistan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidammada Pakistaan ayaa soo furtay qoys shan ruux ka kooban oo ka soo jeeda Waqooyiga Ameerika kuwaas oo ay afduub u haysteen Talibaanka Afghanistan.

Joshua Boyle oo reer Canada ah iyo xaaskiisa Caitlan Coleman oo Maraykanka u dhalatay ayaa la qafaashay iyaga oo dalxiis u joogay Afghanistan 2012kii, saddex ilmood ayay dhaleen intii la haystay.




64); font-variant-numeric: inherit; font-stretch: inherit; font-family: Helmet, Freesans, Helvetica, Arial, sans-serif; font-size: 1rem; line- 1.375; margin: 18px 0px 0px; padding: 0px; vertical-align: baseline;">Waxaa la soo badbaadiyay ka dib markii maraykanka laga helay xog, hawlgalna laga fuliyay meel u dhaw xadka Afghanistan, sida ay ciidammada Pakistan sheegeen.

 

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in ay wakhti wanaagsan u tahay xiriirka Maraykanka iyo Pakistan.

War qoraal ah oo ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka ayuu Trump ku sheegay "in Coleman ay saddex ilmood dhashay intii qafaaalashada loo haystay, "maantana waa xor".

Wuxuu intaas ku duray "in wadashaqaynta Pakistan ay astaan u tahay in ay tixgalinayso rabitaanka Maraykanka ee ah in ay wax badan ka qabtaan ammaanka gobolka.

Shabakadda Al Xaqani ee taabacsan Taalibaan ayaa soo daayay muuqaalka lahaysteyaashan iyaga oo dalbanaya in la soo daayo saddex malayshiyada ka tirsan oo Afghanistan ku xiran.

 

 

Source Bbc Somali