Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Raadinaya Dad Ka Qayb Gala Munaasibada Lagu Soo Bandhigayo Barnaamijka Siyasadeedka Xisbiga

0
Friday October 13, 2017 - 17:20:04 in by salman abdi
  • Visits: 666
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Raadinaya Dad Ka Qayb Gala Munaasibada Lagu Soo Bandhigayo Barnaamijka Siyasadeedka Xisbiga

    Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Labadii Cisho Ee Udanbeeyay Ku Hawlana Ururunta Dadkii Ka Qayb Gali Lahaa Munaasibad La Filayo In Caawa Lagu Soo Bandhigo Barnaamij Siyasadeedka Xisbiga Kulmiye Ee Lagu Wado Inuu Ka Dhaco Hoteel Nas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Labadii Cisho Ee Udanbeeyay Ku Hawlana Ururunta Dadkii Ka Qayb Gali Lahaa Munaasibad La Filayo In Caawa Lagu Soo Bandhigo Barnaamij Siyasadeedka Xisbiga Kulmiye Ee Lagu Wado Inuu Ka Dhaco Hoteel Nasteexo Ee Magalada Burco,


Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Ayaa Sidoo Kale Habeenkii Xalay Munaasibad Loo Qabtay Dad Ku U Muujinayay Cududooda Tageero Kolba La Xasuusinayay Inay Habeen Danbe Ay Jirto Barnaamij Siyasadedka Xisbiga La Qabanayo ,

Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Ayaa Manta Gadiid Iyo Lugba Ku Dhexmarayay Xafadaha Magalada Burco Si Ay Ugu Helaan Munaasibada Cawa Dad Tiro Badan Oo Camira Madashani,

Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Muujiyay Inay Rajo Badan Ka Qabin Inay Caawa Kasoo Qayb Galaan Munaasibada Lagu Soo Bandhigayo Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye Oo Lagu Wado Inay Ka Soo Qayb Galaan Masuuliyin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye,

Mar Dhaw La Soco Sawiro Iyo Muqaalo Laga Dubay Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Dadka Ku Sugna Goobaha Lagu Shaheeyo Ku Qancinaya Inay Kasoo Qayb-galaan Munaasibada Barnaamij Siyaseedka Xisbiga Kulmiy.