Waa Maansadii Xumadiid2 Ee Jaamac Maxamed nuur Gacma Dheere

0
Monday October 16, 2017 - 17:37:06 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 1294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Maansadii Xumadiid2 Ee Jaamac Maxamed nuur Gacma Dheere

    Waa Maansadii Xumadiid2 Ee Jaamac Maxamed nuur Gacma Dheere

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Maansadii Xumadiid2 Ee Jaamac Maxamed nuur Gacma Dheere

Xumadiid Waxay Tidhi

Alahayaw Xumaantiyo

Xaaranta Naga Hay

Xusbiyada Sharkoodana

Xaydan Ku Wageer

Soodihii Xishoodkiyo

Isxilqaanka Laga Rabay

Xaawalaydii Dumarkiyo

Shabaabkoo Laxulaybaa

Guryo Lagu Xareeyoo

Xarigay Lawadayidhi

Ale Waxuu Xarimaybaa

Xalaal Looga Wadadhigay

Xaaranse Weeyan

Waarbal Xaaladdaa Daya

Xilku Yuukahaystaa

Xaq inaa Ku Wadaysaan

Xaashadii Quraankee

Walaha Ugu Xafsiiseen

Xadhigii Ilaah Mee

Mays xasuustaan Weli

Dacaaradaan Xad Dhaafka

Maynaga Xidhaanoo

Maruun Maaxishootaan

 

Diintana Xormaysaan

Ama Sharafta Xigataan

Xuub Caaro Noqotee

Xilka Mayska Dhiibtan

Waxa Maansadan Sameeyay Abwaan Jaamac Maxamed Nuur Gacma Dheere