Daawo: Hay'adda EWADA oo soo Gebogabaysay wejigii 1aad ee ceelbiyoodki u horeyey lagu qodo Riiga Cusub

0
Thursday October 26, 2017 - 18:55:37 in by salman abdi
  • Visits: 749
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Hay'adda EWADA oo soo Gebogabaysay wejigii 1aad ee ceelbiyoodki u horeyey lagu qodo Riiga Cusub

    Hay'adda Khayriga ah ee EWADA ayaa so gebogabaysay wejgii hore ee qodida ceelbiyoodkii u horeeyey ee lagu qodo Riig cusub oo dhowaan hay'addu soo iibsatay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Khayriga ah ee EWADA ayaa so gebogabaysay wejgii hore ee qodida ceelbiyoodkii u horeeyey ee lagu qodo Riig cusub oo dhowaan hay'addu soo iibsatay.


Riigas oo loogu talo galay in looga faaideeyo dhulka ay had iyo jeer biyo yaraantu ka dhacdo islamarkaasna iibkiisa ay ka qaybqaateen dad samafalayaal ah oo tiro badan.

Gudomyaha EWADA sh ada hasan aya sharaxaya dhamaystirka wejiga koowaad ee ceelbiyoodkan cusub iyo waxa illaa iminka qabyada ah ama looga bahanyahay inay bulshadu gacan ka geysato. Waxanu tilmaamay inu riigani ku shaqayanayo kolba tamarta la geliyo.



Image may contain: sky and outdoorImage may contain: one or more people and outdoorImage may contain: outdoorImage may contain: sky and outdoorNo automatic alt text available.Image may contain: sky and outdoorNo automatic alt text available.