Maxaa ka Dhaxeeya Doorashada Madaxtooyada Iyo Qabyaalada…W/Q Xildhibaan Maxamed Cabdi Yoon

0
Friday October 27, 2017 - 13:15:37 in by Burco Office
  • Visits: 1138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa ka Dhaxeeya Doorashada Madaxtooyada Iyo Qabyaalada…W/Q Xildhibaan Maxamed Cabdi Yoon

    Waxaa marag ma doon ah hadi Allah yidhaa in dhawaan doorashada uu ku guulaysan doono mid ka mida ah sadexda musharax kii Allah uqoray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa marag ma doon ah hadi Allah yidhaa in dhawaan doorashada uu ku guulaysan doono mid ka mida ah sadexda musharax kii Allah uqoray

Khudbadiisa ugu horaysana uu ku bilaabi doono (intii ii codaysay iyo intaan ii codaynba madaxwayne ayaan u ahay ) hadaba muwaadin maxaa kugu kalifaya inaad reer ama qolo ucaydo una af lagaadayso adigoo musharaxa aaad taageersanyahay isleh uhiili? Taaasi hiil ma u noqonaysaa mise cid ka mid ah beesha aaad caayayso oo musharaxaaga taagersan ayaaad naxli galinaysaa oo ka leexan doona? Waxaa la ogyahay in xisbiyadu ku helaaan codka reero is garabsada (alliance ) hadaba iyagoo sidaas cod ku helaya hadana wali lama arko musharax reer kale caayaya maadama oo

ninkii kurisiga doonayay aaanu reeraha kale caayin adiga maxaa kugu kalifaya cayda reeraha maxaad ku heleysaa social media waxaad u isticmaali kartaa wax wanaagsan oodhan maxaad inta xun ugu isticmaashaa ? Waxaad dhaliili kartaa xusbiga aaad diidantahay lkn maxaad udhaliilaysaa reerka musharaxa ama reeraha taageersan? Muwaadin reeraha somaliland waxay soo mareeen xaalado adag oo dagaaal dilal dhac baro kac ilaaa maantana aaaanay sifiican uga soo kaban sidoo kale shicibka somaliland waxa kaliya ee ay haysataan waa nabadgalyo Allah na waynu ku mahadinaynaa hadaba ma kula tahay shaqsiga waaaya kurisiga dartii inuu dagaaal uridi karo? Xaasha waa maya shicibka somaliland uma baahna dagaaal mana yeelayaan cida dagaaal baa dhacaya leh way iska hadashay dhalinyarada ayaaa ah kuwa dagaalami lahaa lkn waa marka dawalad shisheeye ina soo weerarto dhalinyaradu waxay diyaar uyihiin inay ka qayb qaataan horumarinta dalkooda diyaar uma aha baaa,binta dalkooda waxay diyaar uyihiin inay ka midnoqdaan hogaanka dalka waxaaanu aaad udhibsanayana odayaasha la soo taaagan media reer hebel sidoo kale waxaad ogtihiin nin walba aaabihii iyo awawgii inay ugu sheekeeyeen in reerkoodu ka qaalisan yihiin reeraha kale taloow ma jiraa nin aaabihii ku yidhi reerkeenu waa wax matarayaal? Maya ilama aha hadaba hadii reeraha oodhami wada fiicanyihiin dhanwalba waa ayo cida xumi? Maxaaa aflagaada iyo faanka reeraha keeena wakhtiga doorashada? Iyadoo la ogyahay xisbiga qabsadaa inuu magaacaabi karo siyaasiga uu doono ee shalay ka soo horjeeday adiga oo ucaytamayana uu kaa tago dhalinyaradu xisbiyada ma waxay ku raacayaaan si ay hogaanka dalka uga mid noqdaan fiicnaan lahaydaa Taaasi inta badani waxay ku raacayaaan magaca qabiilka kuba raaac lkn waxaaa ceeeb inagu ah cayda lafjabka ah iyo naxliga ay kaga dayanayaaan odayaasha dhalinyaradu waa kuwa la rabo
inay qabyaalada badalaaan yaanay noqon kuwa dhiiri galiya waxaan filayaa inay fogtahay in xisbi lagu doorto waxqabadka ay soo bandhigaaan hadaba inta la gaadhayo taaa waxaaa qurux badan in aflagaada iyo cayda social media laga daaayo dumarakeena iyo qurba joogteena na laga daaayo naxdinta cadawga qarankeenana aaaan loo samayn boog ay ku farxaaan muwaadin ha ilaawin qaran nimada aynu wax ku nahay eee cidkasta oo cadaw ahina ka xuntahay wariyayaasha iyo warfidiyeenaduna ha ilaalinayaaan anshax xumada ceebta ku ah qaranka iyagoo taageersan cidaydoonaan aniga iyo dhalinyarada ila fikirka ahiba waxaaanu aaad udhibsanayana cayda beelaha ee media la isu marinayo dawalada waxaaan leeyahay idinkaa ka raaaliya in suldaan caaqil iyo afmiishaar isku diro umada hadii aydaaan ka raaali ahayn TV kasta oday reer caayaya lagama sii daayeeen hadaanu dhalinyarada somaliland nahay ma ogolin in xumaaan iyo naxli la isu kaaayo galiyo waxaanu nahay wada walaalo waxaanu diyaar unahay inaanu ka qayb qaadano maamulka dalka hanagu mashquulinina cay iyo aflagaado sidaaana kuma niyad jabayno wakhtigii aaanu qaranka uhiilin lahayn dib yaaan naloogu celin reero iyo beelo xisbigaad doonto ahaw lkn hankeenu yaaanu noqon wax ka sheega walaalahaa bilaaa calaykum hala joojiyo qabyaalada iyo cayda qaaawan eee baraha bulshada cadaw kasta oo somaliland leedahayna waxaaan leeyahay

Galool mudhay oo farcamay

Goonyaha laamaha ufiday

Haday kala gaar yihiin

Guntay ka midaysanyihiin

Musharaxiintana waxaan leeyahay

Adoon ceeeb ninkale qodqodin

Garaabo Adoon qubqubin

Bal noo sheeeeg meeshu waa golee

Waxay dadku kaaa guntaan

Shacbigana waxaan leeyahay

Gagaa lagu dheelayaa

Shacbigu ka garsoore yahay

Waxaa guul sheegan kara

Ciday ugartaaan iyagu

Muwaadin waxwalba ka horaysii qaranimada iyo rabitaanka shacbigagaa ahawna qof nabadgalayda iyo xasiloonida la jecel dadkiisa hooyinkeen iyo habalaheena iyo ubadkeena ha ugu ducayn dagaaal iyo aaafo Allah inooma keenee.

Ugu danbayn waxaaanu qaban doonaa shir dhalinyarta somaliland ka midaysanyihiin iyagoo ninkastaa sito calanka xisbiga uu taageersanyahay lkn uu miijinayo in qaranimada iyo nabadu uga qaalisan tahay xisbi sidoo kale dareenkooda ku muujin doonaan siday qabyalaada iyo aflagaadada reeraha ay udhibsanayana




Wabilaahi tawfiiq



W/Q: Xil. Maxamed Cabdi Yoon

Mudane Ka Tirsan Golaha Deegaanka Ee cAasimadda Hargeysa