Nabad-Baa Naas La Nuuga Leh. W/q: Guleed Maxamed

0
Sunday November 19, 2017 - 11:50:10 in by Burco Office
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nabad-Baa Naas La Nuuga Leh. W/q: Guleed Maxamed

    Nabad-Baa Naas La Nuuga Leh. W/q: Guleed Maxamed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nabad-Baa Naas La Nuuga Leh. W/q: Guleed Maxamed

C/raxamaan maxamed c/laahi ciro waa nin guurti ah maaha nin dagaal somaliland waxay ku caano maashay kala danbayn iyo nabad waxaynu soo galnay doorosho dadaal iyo tacab badan waxaynu tusnay indhaha calamka inaynu nahay qaran jira iyo umad jirta dhabadii guusha ayaynu qaadany

Tartanka xisbiyada waxaynu u furanay inaynu kaga baxno qabyalada iyo nin jeclaysiga iyo in la helo hogaan waafiya oo umada somaliland oo dhan wada deeqa dib markaynu u milicsano waqtiyadii adkaa iyo wixii aaynu soo marnay maanta waa in ilaahay loo mahad celiyaa halkaynu marayno dhalinyaradu waa ubaxii dalka umad walbana waxay ku faantaa jiilka soo kacaya waxaan baraha bulshada ku arkaa dhalinyaro badan oo hadalo xunku hadlaya oo dhan walba leh wax ayaan daro ah in cadowgeenii ina daawanayo maanata inagaa laynagu dayanayay jiilka somaliland hadaynu nahay hormarka aynu hiigsanayno iyo halkaynu marayno maanta .

baaq baan u dirayaa dhamaan dhalinyarada inay joojiyaan hadalasdaa xanafta leh iyo caydaa reeraha inooma wacnaDoqontu meesha lagu kaftamayo ayay moodaa meel lagu kala tagay Asxaabtaydii reer kulmiye daad wada dhashay baynu nahay meelna kala tagi maayo aaynu ilaashano qaranimadeena iyo jiritankena kaftankeniina ma dhamaan ,xisbiga wadani waa xisbi qaran waa xisbi ku suntan dulqaad iyo kala danbayn natiijada doorashada hadii si xalaala oo sax ah oo sanaduuqdaa aanay wax xaaran ahi ku jirin oo si sax ah looga helo waanu Hambalyeey-neynaa komishan somaliland soo mara mid ka jilicsan ma soo marin kan ahada waxay soo saren natijooyin kala danbeeya bal se waynu ka war sugaynaa hadii Alaah idmo 500 sanduuq baa dib loogu noqon doonaa inshaa Alaah khayr
nabadana aynu ilaashano

Daad_wada_dhashay_iyo_diir_qudhaynu_nahay
Somaliland

 

guleed208@hotmail.com