QARAN DHIS HAA LAKIIN QABIIL DHIS MAYA!

0
Monday November 20, 2017 - 16:34:26 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QARAN DHIS HAA LAKIIN QABIIL DHIS MAYA!

    QARAN DHIS HAA LAKIIN QABIIL DHIS MAYA!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

QARAN DHIS HAA LAKIIN QABIIL DHIS MAYA!

Somaliland waa in ay ugu horayn ka adkaata oo ka xorowda qabyaalada inta aanay isku dayin in ay noqoto dal dimuqraadi ah, hadii kale waa kuu colaad iyo murano siyasadeed doorasho kasta dabadeed!

Waxa la hubiyay oo la ogaaday in ay adagtahay in qabyaalada iyo dimuqraadiyadu anay wada jaan -qaadi karin sida ka dhacday hadana ka taagan wadamada Kenya iyo South Sudan, oo ah cashar weyn oo Somaliland ay wax ka baran karto!

Ninka soo socdow waa iga dardaaran dalkan laguma dhisi karo oo laguma sii wadi karo qabyaalad, ee waa in aad la timaada afkaar iyo aragti ka saraysa Jeegaanta iyo Giraanta!
Aragti lagu dhisi karo Somaliland quruxbadan oo la wada leeyahay oo caddaalada iyo sinnaantu gaadhay halka ugu saraysa!

Somaliland inanka yar ee Badhan, Buhoodle iyo Borama jooga ay ku dareemaan in aan laga lahayn! Somaliland awoodeedu anay ku urursanayn cid gaara!!
QARAN DHIS HAA LAKIIN QABIIL DHIS MAYA