Mid Ka Mida Abanduulayaa Kooxda Daalibaan Oo Dawlada Afgaanistaan Shaacisay Inay Dileen Iyo Goobta Ay Ku Dileen

0
Monday December 04, 2017 - 07:19:23 in by salman abdi
  • Visits: 542
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Ka Mida Abanduulayaa Kooxda Daalibaan Oo Dawlada Afgaanistaan Shaacisay Inay Dileen Iyo Goobta Ay Ku Dileen

    Saraakiisha sirdoonka dalka Afqanistan ayaa sheegay in ciidamada dowlada ay ku dileen gobolka Helmand abaanduule sare o oak tirsan kooxda Taliban.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha sirdoonka dalka Afqanistan ayaa sheegay in ciidamada dowlada ay ku dileen gobolka Helmand abaanduule sare o oak tirsan kooxda Taliban.


Mullah Shah Wali ayaa lagu tilmaamay in uu ahaa madaxa kooxda howlgalada gaarka ah u qaabilsan Taliban.

Bayaan ay soo saareen waaxda sirdoonka Afqanistan ayaa sheegay in sargaalkani lagu dilay gobolka Musa Qala .

Saraakiisha Afqanistan ayaa waxa ay intaa ku dareen in Mullah Shah Wali lagu ilay duqayn dhanka cirka ah.

Ururka Taliban ilaa iyo imika kama aysan hadlin dilak la sheegay in sargaalkani loo gaystay.

Saraakiisha Afqanistan ayaa waxa ay sheegeen in ninkani uu si toos ah ugu lug lahaa weerarada ay Taliban fuliyaan iyo howlo dhoofinta daroogada ah.