Labad Midkee Istahila Golah Wasiirad Xukuumada Cusub Oo An Dastuurku Ogalayan Wasiirniimo Waa Maxay See Waa Kuwee

0
Friday December 15, 2017 - 19:53:26 in by Burco Office
  • Visits: 595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Labad Midkee Istahila Golah Wasiirad Xukuumada Cusub Oo An Dastuurku Ogalayan Wasiirniimo Waa Maxay See Waa Kuwee

    Labad Midkee Istahila Golah Wasiirad Xukuumada Cusub Oo An Dastuurku Ogalayan Wasiirniimo Waa Maxay See Waa Kuwee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labad Midkee Istahila Golah Wasiirad Xukuumada Cusub Oo An Dastuurku Ogalayan Wasiirniimo Waa Maxay See Waa Kuwee
wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seedoo uu madaxweyne Muuse Biixi magcaabay ayaan haysanin shahaadooyinka dugsiga Hoose/Dhexe iyo Saresidoo kalenaWasiirka Shaqada Iyo Bulshada Hinda Jaamac Gaaniayaan Iyaduna haysanin shahaadada dugsiga dhexe iyo sare labadan wasiir ma haystaan shahaado dugsi sare Iyo Mid Dugsi Hoose Toona.
Dastuurka Somaliland ayaa dhigaaya in aanu wasiir noqon karin qof aan haysanin ugu yaraan shahaadada dugsiga sare, waxna sidoo kale aanu arintaasi ka waraysanay oo wax ka waydiinay xubno ka mid ah golaha wakiilada Somaliland oo sheegay in madaxweynaha cusub lagu soo celin doono wasiir kasata oo aan buuxinin shuruudahii looga baahnaa ee dastuuriga ahaa.
Waxna la eegi doonaa habka ay golaha wakiilada oo ahaan jiray gole dhaameel ay ula hawl galaan wasiirada ay ansixin doonaan ee la hor keeni doono, waxna durtaba golaha xukumadda Muuse Biixi ka muuqata in aan dadka uu soo dooranaayo aan la waydiinin taariikhdoodii waxbarasho ee xilalka lagu magacaabay uun kaarto malatari.