DAAWO: Ciidamada Booliiska Oo Ku Hawlan Soo Qabashada Fannaanka Nimcaan Hilaac Iyo Mudaraad Ka Dhan Ah Xadhiggiisa Oo Ka Dhacay Boorama+Aabbihii Oo La Xidhay
Ciidammada booliska ee magaalada Boorama ayaa ku hawlan hawl-galo ay ku qabanayaan Fannaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac oo ku sugan magaaladaasi.
Dhanka kale waxaa Ciidamada boolisku Xabsiga u taxaabeen Aabaha dhalay fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac oo isaga laftiisu ah askari katirsan Ciidamada Booliiska magaalada Boorama, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa