Maxkamad Ku Taalla Dalka Ingiriiska Oo Xabsi Ku Xukuntay Fannaanka Caanka Ah Ee Maxamed Qoomaal+ Sababta.

0
Sunday December 17, 2017 - 11:59:35 in by salman abdi
  • Visits: 586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad Ku Taalla Dalka Ingiriiska Oo Xabsi Ku Xukuntay Fannaanka Caanka Ah Ee Maxamed Qoomaal+ Sababta.

    Maxkamad Ku Taalla Dalka Ingiriiska Oo Xabsi Ku Xukuntay Fannaanka Caanka Ah Ee Maxamed Qoomaal+ Sababta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamad Ku Taalla Dalka Ingiriiska Oo Xabsi Ku Xukuntay Fannaanka Caanka Ah Ee Maxamed Qoomaal+ Sababta.

Maxamed Axmed Qoomaal fannaanka Soomaaliyeed ee da’ada ah ayaa maxkamad ku taalla dalka Ingiriiska waxa ay ku heshay dambi ah inuu si khaldan u qaadanayay lacagta ceyrta ah uuna sameeyay been abuur.


Qoomaal oo 72 sano jir ah ayaa waxaa lagu eedeeyay in uu qaadanayay sanad walba lacag gaadheysa £39,000 isagoo jooga Soomaaliya kadib markii uu adkeysan waayay qabowga ka jira wadanka Ingiriiska, waxana uu u soo aaday dalkiisa inuu helo kuleylka cadceeda.

Sidoo kale Qoomaal ayaa lagu eedeeyay in uu ku sameeyay shaabad been abuur ah baasaboorkiisa Britishka ah si aan loo garan in uu ka maqnaa wadanka Ingiriiska.

Qoomaal ayaa qirtey dambiyada lagu soo oogay waxaana la sheegay in uu joogay dalka Ingiriiska muddo 15 sano ah balse waxa uu marwalba u baahnaa in uu helo qof u tarjuma xilligii maxkamadeynta.

Maxkamada ayaa dambi oogayaasha waxa ay u sheegeen inuu doonayay Qoomaal in meel kulul uu ku noolaado isagoo dib ugu soo laabtay UK markii uu maqlay in loo raadinayo in su’aalo la weydiiyo.

"Waxa uu kaga dhoofay UK tigidh furan mana soo laaban. Waxa uu siiyay furaha guriga uu si gaar ah ugu noolaa dad kale kuwaasoo degenaa intii uu ka maqnaa wadanka UK.”ayuu sii raaciyay xeer ilaaliyaha maxkamada.