Maalinta Xasuusta Iyo Xasuuqa Soomaaliland 20- december!

0
Thursday December 21, 2017 - 12:40:22 in by Burco Office
  • Visits: 1230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maalinta Xasuusta Iyo Xasuuqa Soomaaliland 20- december!

    Maalinta Xasuusta Iyo Xasuuqa Soomaaliland 20- december!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalinta Xasuusta Iyo Xasuuqa Soomaaliland 20- december!
Waa maalintii 43 kii nin ee ganacsatada, indheergaradka odayaasha iyo dhalinyarada ahaa lagu xansuuqay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Ilahay how naxariisto dhamaantood ehelkoodii iyo qaranka Soomaaliland ba cawil khayr qaba hawgu beddelo. 17 November 1984 waxaa xasuuq kale ka dhacay Magaalada Tog-wajaale ee gobolka Maroodi-jeex. 26 ganacsade ayaa halkaa iyana lagu xansuuqay Ilahay how naxariisto qaraabadii iyo qaranka wax roon hawgu bedelo. 17 October 1989, waxaa Xeebta Jaziira Magaalada Mugdisho lagu xasuuqay 56 qof oo reer Soomaliland ahaa, oo guryahoodii laga soo ururiyey habeen badh. Seddexdaa dhacdo waa kuwa ugu xannuunka badan dhacdooyinkii dabar goynta dadkii reer Soomaliland. Waa in 20 december loo aqoonsadaa maalinta Xuska iyo xasuusta Xasuuqii Soomaaliland, si aanay taariikhdaasi u lumin, oo aan loo ilaawin, aan ururrino aan doonno, waa run oo xasuuqyo ka badan seddexdan dhacdo ayaa jira haddaba waa in la daba galaa godobtaas. '' Gadhka yogolka iyo maalintay Goondhar kor u dhaafto Godobtiisa waa doonan jiray geesi miiganiye..'' Cabdi Gahayr AHUN