"Xero-dhiigtii Burco Dadbaa Iska Qaatay Oo Dikreeto Lagu Siiyay Madaxweyne Waxaad Ka Yeelayso Aday Ku Taala"Maayarka Magaalada Burco

0
Friday January 05, 2018 - 11:20:55 in by salman abdi
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xero-dhiigtii Burco Dadbaa Iska Qaatay Oo Dikreeto Lagu Siiyay Madaxweyne Waxaad Ka Yeelayso Aday Ku Taala"Maayarka Magaalada Burco

    "Xero-dhiigtii Burco Dadbaa Iska Qaatay Oo Dikreeto Lagu Siiyay Madaxweyne Waxaad Ka Yeelayso Aday Ku Taala"Maayarka Magaalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xero-dhiigtii Burco Dadbaa Iska Qaatay Oo Dikreeto Lagu Siiyay Madaxweyne Waxaad Ka Yeelayso Aday Ku Taala"Maayarka Magaalada Burco

Maayarka magaalada Burco Maxamed Muraad ayaa fariin u diray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, isagoo qaylo dhaan ku sheegay in Burco aanay lahayn meel xero dhiig ah oo xoolaha lagu qalo. Isagoo saxaafadda kula hadlaaya xafiiskiisa wuxuu yidhi.


”Madaxweynaha Qaranka waxaanu leenahay Burco xero dhiigteedi dadbaa qaatay dikreeto ayaana lagu siiyay waxaad ka yeelayso aday ku taala Burco maanta meel xoolaha lagu qalo maleh, ninkii halkaas tagi karaayay wuu tagay dadka intiisi kalena qof kasta halkuu doono ayuu ku qashaa, annagana way nagu adkaatay in aanu ummadda masakiinta u khasabno ninka xero dhiigtii magaalada gaarka loo siiyay". Sidaa waxa yidhi Maayarka Magaalada Burco.

Hadalka Maayarka Burco ayaa u muuqda mid daaha ka faydaaya boobka baahsan ee Dalka ka dhacay mudadii Xukuumadii hore xilka haysay gaar ahaan goobaha danta guud.