Daawo:Carwada Salaama fashion Style Oo Qalab Ciyaareed Gudoonsiisey Barbaar Yar Yar +Gudoomiyaha Salaama Oo Dareen Qiiro Leh kaga Hadlay

Cabdiwali maxamed cilmi mulkiilaahaCarwada Salaama fashion Style oo ku taala magaalada burco ayaa galab ciyareed gudoonsiiey barbaar yare oo kubada ciyaara
waxaana cabdiwali fariin u diray ganacsada iney dhiiri galiyaan dhalinyarada is ay uga dheeraadaan balwadaha xun xun ee ay baranayaan
dhago gaadh oo kamid ahaa ciyaartoydii xulka gobolka togdheer ayaa ku boodiyey sida cabdiwali u gartay inuu dhiiri galuyo dhliyaradan jacely kubada cagta
halkan hoose ka daawo warkaasi