DAAWO mulkiilaha asli maydi oo bilaabay qorshe uu iskaga horkeenaayo bulshada walaahee wada degta deegaanka ceelafweyn,dabakana ku shidaaya xiisad markale deegaankaasi ka qaraxda.

0
Friday January 19, 2018 - 13:48:13 in by Burco Office
  • Visits: 821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO mulkiilaha asli maydi oo bilaabay qorshe uu iskaga horkeenaayo bulshada walaahee wada degta deegaanka ceelafweyn,dabakana ku shidaaya xiisad markale deegaankaasi ka qaraxda.

    DAAWO mulkiilaha asli maydi oo bilaabay qorshe uu iskaga horkeenaayo bulshada walaahee wada degta deegaanka ceelafweyn,dabakana ku shidaaya xiisad markale deegaankaasi ka qaraxda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO mulkiilaha asli maydi oo bilaabay qorshe uu iskaga horkeenaayo bulshada walaahee wada degta deegaanka ceelafweyn,dabakana ku shidaaya xiisad markale deegaankaasi ka qaraxda.

Ceelafweyn (Gebogebonews.com)-Dhawaan Uun Bay Ahayd Markii Maamulaha Ahna Mulkiilaha Shirkada Beeyada Ee Asli Maydi Barkhad Jibriil Xasan Uu Degaanka Ilad Garood Oo Uu Kasoo Jeedo Isagu Degaankaasi Oo Lagu Waddo In Wasaarada Horumarinta Biyuhu Ka Bilawdo Mashruuc Biyo Galin Ah

 

 

Waxaana Uu Bilaabay Ganacsade Barkhad Dhaqdhaqaaqyo Uu Kaga Soo Hor Jeedo In Mashruucaasi Fullo Iyada Oo Maalmo Ka Hor Uun Ganacsade Barkhad Dabada Kasoo Riixay Odayaal Degaanka Kasoo Jeeda Kuwaasi Oo Wakhtigaasi Cay Iyo Afxumo Kula Kacayay Mulkiilaha Shirkada Beeyada Som Gum Oday Saalax Xaaji Xasan Oo Isaga Xukumada Iyo Cid Kastaa Degaanka Wax Ka Waydiiso.

 

 

 

 

 



 

 

 

 

Waxaana Barkhad Jibriil Uu Ka Ladi Waayay In Oday Saalax Xaaji Xasan Oo Uu Nacayb Fara Badan U Qabo Degaanka Ilad Garood Wax Laga Waydiiyo Waana Ta Keentay Inuu Kasoo Hor Jeesto Mashruuci Dhamaa Ee Ceelka Iladeed Biya Galinta Looga Samaynayay Ceelafweyn.

 

 

Maaha Markii Ugu Horaysay Ee Mulkiilaha Shirkada Beeyada Ee Asli Maydi Barkhad Jibriil Xasan Uu Xaasidnimo Iyo Horumar Diid Uu Uga Hor Yimaado Wax Tar Kasta Oo Gobalka Sanaag Laga Waddo Iyada Oo Badanaa Ay u Kalifto Nacayb Uu U Qabo Shiqsi Ku Hawlan Horumar La Gaadhsiiyo Deegaanada Gobalka Sanaag.

 

 

Barkhad Ayaa Isugu Inta Badan Lagu Xasuusta Inuu Nacayb Xaasidnimo Iyo Xasarad Kula Dhex Jirro Beesha Uu Kasoo Jeedo Taasi Oo Sababtay Xataa Inuu Marxuumin Dhintay Wax Ka Sheego Oo Uu Ka Mid Yahay Taliyihii Qaybta Booliska Saalax Marxuu Casayr.