Ra'iisal wasaare Kheyre oo la kulmay dhiggiisa dalka Canada Justin Trudeau

0
Friday January 26, 2018 - 12:03:58 in by salman abdi
  • Visits: 615
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisal wasaare Kheyre oo la kulmay dhiggiisa dalka Canada Justin Trudeau

    Ra'iisal wasaare Kheyre oo la kulmay dhiggiisa dalka Canada Justin Trudeau

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal wasaare Kheyre oo la kulmay dhiggiisa dalka Canada Justin Trudeau

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka qeyb galaya shirka Dhaqaalaha Adduunka ee ka socda Davos ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau

Labada mas’uul ayaa isku arkay munaasabad casho aheyd oo loo sameeyay madaxdii ka soo qeyb gashay shirka dhaqaalaha Adduunka, waxaana ay yeesheen kulan istaag ahaa.

Kheyre ayaa qoraal uu soo dhigay barta Twitter-ka ku yeeshay in kulanka ay uga wada hadleen ra’iisal wasaaraha Canada adkeynta, dardar gelinta iyo xiriirka fiican ee labada dal u dhaxeeya.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa inta uu socday shirka Dhaqaalaha Adduunka la kulmay Madax ka qeyb galeysa shirka.